@mira072451: larasish sil iko naw . sun mention laragish nbr gin alwaridishim biye naw

Mira🌷
Mira🌷
Open In TikTok:
Region: ET
Monday 21 September 2026 18:29:25 GMT
4068
383
4
265

Music

Download

Comments

mahder0456
Mahder💥 :
@samri
2026-09-22 14:13:41
0
test44278
S😘A😘 :
🥰🥰🥰
2026-09-21 20:20:52
0
ume12312
Umar :
@£™🫧💭
2026-10-06 07:14:24
1
To see more videos from user @mira072451, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Mcn aan isku samirno oo aynu isu dulqaadanno ilaa aynu isla gaarno heerka aynu hiigsanayno, waayo waxaan aaminsanahay in wax walba inoo hagaagi karaan haddii aynu isku samirno, is fahanno, oo aynaan si fudud uga quusan jacaylkeenna. Mcn, jacaylka dhabta ahi ma aha oo keliya in la is jeclaado marka wax walba hagaagsan yihiin, balse waa in la is garab istaago marka duruufuhu adkaadaan, la is fahmo marka ay jiraan ismaandhaafyo, lana isu dulqaato marka ay waxyaabo inaga qaldamaan. Waxaan rabaa in aynu nogono laba gof oo isku dayaya inay mar walba xal u helaan wax kasta oo dhexdooda ka dhaca, halki ay ka dooran lahaayeen inay kala fogaadaan. Mcn, ma doonayo in khilaaf yar uu dhaawaco jacaylkeenna, mana doonayo in xanaaq dagiiqado ahi uu burburiyo kalgacal aynu waqti iyo dareen badan gelinnay. Waxaan rabaa in aynu baranno sida si deggan wax loo wada hadlo, sida khaladaadka la iskaga cafiyo, iyo sida loo ilaaliyo qalbiga gofka la jecel yahay. Haddii midkeen khalad sameeyo, waxaan jeclaan lahaa in kan kale uu si naxariis leh ula hadlo, si aynu u saxno khaladka oo aynu uga sii xoogaysanno sidii hore. Mcn, waxaan aaminsanahay in samirka, kalsoonida iyo isfahamku ay yihiin waxyaabaha jacaylka sii adkeeya. Sidaas darteed, aan isku samirno, aan isku kalsoonaano, oo aynaan ku degdegin go'aanno aynu hadhow ka shallaayi karno. Aan is siino fursad aynu ku saxno khaladaadkeenna, iskuna dhirrigelinno wax kasta oo wanaagsan. Qof walba wuu khaldami karaa, laaklin waxa ugu muhlimsan waa in la agoonsado khaladka, laga barto, lana isku dayo inaan mar kale lagu celin: 🥹❤️

About