@somaaliahistoric: Genaral salaad gabayre kadiye Waxa uu ahaa sarkaal da'yar oo firfircoon Salaad gabayre. Salaad waxa ay saaxibo dhanka siyaasada , Maxamed siyaad bare Maxamed cali samanter iyo Cabdale fadil . Salaad waxa uu Qayb wayn kulaha isabadelkii siyaasaded ee wadanka kadhacay 21 oktober 1969. May 1971 Salaad gabeyre Colonel maxamed caynanshe Colonel cabdulqadir Dheel Waxa lagu eedeeyey iskuday afgambi Waxa laqabtay Genaral salaad 25 may 1972. Maxkamadii badbadada Umada ayaa kuxukuntay dil . Subaxii 3 July 1972 Waxaa barxada iskuul buluusiya lagu toogtay G.salaad gabayre kadiye Col.Maxamed caynanshe guuled Col.cabdulqadir dheel . Allahhownaxaristodhamantod#CapCut #somali

Mustafe
Mustafe
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 22 September 2026 08:06:06 GMT
90969
5200
127
1131

Music

Download

Comments

fcelman23
Sonny Ericsson :
allaha unaxariisto waxuu ahaa qof waxlaba og yaa allah kan oo kale no soo celi
2026-09-24 07:45:08
35
dcommunity8
Daud community 8 :
illahi ha u naxristo amin jaana fardosa awaits father of the nation Somalia 🇸🇴
2026-10-27 23:45:43
0
eastafricaismine
MUGWEE! :
Legend 💙
2026-09-28 18:41:57
57
garanejecel7
maxamed gaarane,@kenya :
2026-11-04 06:39:12
1
nasiib.ku.waa.guu
Nasiib ku waa guul :
Nin aad dishay ma xamanee salaad gabeyre allaha u naxariisto
2026-09-27 15:09:21
23
malik_kazi
M i i G :
Libaax Libaax Dhalay
2026-10-24 05:34:53
18
mohamedsharif12089
Mohamed Amiin :
Alaha u Naxariisto maxamed siyaad
2026-09-26 01:50:02
32
general.sade
GENERAL SADE :
ILAAHEY HA U NAXARIISTO RUGCADAAGII QARANKA JAALE SIYAAD MUWADIN XALAAL QUUTE AH BUU AHAA ❤️❤️❤️❤️❤️
2026-09-23 08:16:13
17
ahhmed532
zaki ahmed :
alle ha unaxaristo labadoodaba
2026-09-25 19:05:53
26
kawsar.qurux12
kawsar :
llaahay janadi fardawsa haka waraabiyo madax wayne hore maxamed siyaad bare
2026-09-28 06:10:52
20
guulraac1
guulraac1 :
Kamana horayn kama dambaynin… jaale allaha ku naxariisto..
2026-10-01 18:07:02
6
sheeqdoon5
Sheeqdoon :
Allah ha unaxaristo madaxwyne maxamed siyaad bare dwld kama danbyn
2026-09-23 05:26:33
18
qaar.barkade
Qaar Barkade :
Dowladii Somalia ee aad maqasheen siyaad bare kama horayn kamana dambayn
2026-10-02 07:35:44
11
yaakumoog7
Xalaal quute🇸🇴🇵🇸🇮🇷 :
labaduba wey dhinteen alle ha u wada naxariisto
2026-10-31 02:43:59
3
mary.mary9964
Mary.Mary :
ilaahay ha u naxariisto
2026-09-23 11:09:36
7
user55399178430928
Hassan :
Aakhiraa war jiraa ilaahayna waa caadil
2026-09-25 12:01:27
4
farxan.cade79
farxan -cade :
❤️❤️❤️jalle m siyaad illahey ha u naxariisto
2026-09-27 01:39:46
4
hajio082
Aweys Haji :
Lama kala danbeyn 😢 aduunyo waa xaalkaas😢
2026-10-22 10:07:50
3
user214545583762
user214545583762 :
Allow janooyinkaaga gee
2026-09-25 03:10:24
4
siyad.adan86
Siyad Adan :
Baba Siyad ILAAHAY ha u NAXARIISTO
2026-09-30 17:52:49
5
ayshaaa15
Aysha💖 :
2026-09-24 07:07:09
4
umafadumo3
umafadumo :
waxay doonayeen masntay hayaan Aabe ilahay hakuu naxariistii yaa Rabi.
2026-10-01 05:27:14
3
abdillahi252
ABDILLAHI🦅 :
Abti alle hakuu naxariisto
2026-10-13 13:43:41
2
wwwtiktokcomismahanali
ismahanali2 :
Naxariistii janno allaha ka waraabiyo salaad gabeyre iyo intii dulmi lagu dilay
2026-10-14 19:22:45
2
user454669318
Hood :
jaalle sayaad respect
2026-10-29 09:56:31
1
To see more videos from user @somaaliahistoric, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About