@barista_gresh: Slow setta❤️ ##creatorsearchinsights #CityTasteTest #gabzy #lattearttutorial #slowsetta

Coffee by Greshem
Coffee by Greshem
Open In TikTok:
Region: ZW
Tuesday 22 September 2026 10:18:24 GMT
2844
131
9
3

Music

Download

Comments

real_octavian
real_octavian :
Manje zvayazarisa tinonwa sei
2026-09-22 14:20:28
1
To see more videos from user @barista_gresh, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Kulan Wada-tashi & Bayaan Mowqif – Dhallinyarada Yabar Madaxweyne Golaha Dhallinyarada Yabar Madaxweyne ayaa soo qaban-qaabiyey kulan wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen ileedka, dhallinyarada iyo team-kii kusoo baxay Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, si loo falanqeeyo saamiga matalaadeed ee beesha. Kulanka, dhallinyaradu waxay si qoto dheer uga arinsadeen saamiga ay beeshu ka heshay Golaha Deegaanka, iyaga oo muujiyey saluug ballaaran iyo walaac ku saabsan sababaha keenay in beeshu hesho matalaad aan u qalmin miisaankeeda, taariikhdeeda iyo doorkeeda bulsho ee Gobolka Banaadir. Dood dheer iyo is-dhaafsi aragtiyeed ka dib, waxa si mideysan la isla qaatay in wixii ka maqan beesha lagu raadiyo midnimo, wadajir iyo istaraatiijiyad siyaasadeed oo hufan, lagana fogaado kala-qaybsanaan iyo niyad-jab. Sidoo kale, kulanka waxaa si furan looga wada hadlay arrimaha la xiriira matalaadda Beesha Yabar Madaxweyne ee siyaasadda, iyadoo dhallinyaradu si cad u muujiyeen qanaaco-la’aanta ay ka qabaan tirada kuraasta la siiyay beesha, kuwaas oo aan ka tarjumaynin caddaalad, sinaan iyo xaq-dhowr. Dhallinyarada Yabar Madaxweyne waxay carrabka ku adkeeyeen in mowqifkoodu yahay mid dano guud ku saleysan, isla markaana ay ka go’an tahay in ay si nabad ah oo sharci ah ugu halgamaan xuquuqda iyo matalaadda saxda ah ee beesha. Ugu dambayn, kulanku waxa uu kusoo dhammaaday baaq cad oo ku wajahan ileedka iyo dadka ku matala beesha saaxadda siyaasadda, in ay mar walba si dhow ula socdaan isbeddellada iyo dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee jira, kana shaqeeyaan dan wadaag iyo talo mideysan. Dhanka kale, dhallinyarada iyo ileedka ka qayb-galay kulanka waxay si buuxda u muujiyeen taageero iyo garab-istaag ay u hayaan walaalahooda kusoo baxay Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, oo ay ku jiraan kuwa leh damac Guddoomiye, iyaga oo ku boorriyey in ay sii laba jibbaaraan dadaalkooda si ay u gaaraan hadafkooda, Eebbe idankiis. Dhallinyarada Yabar Madaxweyne waxay ballan-qaadeen in ay mar walba u yihiin garab buuxa iyo gaashaan adag.( Teamkii kusoo Baxay Golaha Deegaanka Ee Degmooyinka Gobolka Banaadir). 🤝 Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan.

About