malintii aan kupad kaniyad jabay waa maalintii ay nugaal kopka nagaqaaday anoo porta kujira 🥺🥺🥺🥺
2026-09-25 09:22:53
10
axmedclrisaqfigo¹⁵ :
rabi cadaal badanaaaa🙏
2026-09-25 10:36:28
23
𝐔𝙣𝗙𝗼𝗿𝗴𝗲𝘁𝗮𝗯𝗹𝗲☆🦇 :
Labadaba Waa Loo AqbaLay WllHi Kawrn awooDa ILahy 😍
2026-09-25 16:07:51
9
SHAATI CAGAAR 😅🤴 :
Alabtan waxa aldhaha Alle wa usiman naahy 🔥😂
2026-09-25 11:24:16
15
Ahmtttt🥷🏻 :
labadaba walo aqbalay goalkeeper mu qaban isna mu dhalin
2026-09-25 11:36:17
9
kaarow 🦌🔟🇸🇴🫡 :
cabsida ugu weyn waqtiga fottbalka🥹⚽
2026-09-25 11:47:59
6
𝑺𝒂𝑮𝒂𝑳🖤 :
Kubadi meday ma arke😭😂
2026-09-26 02:54:17
5
(محمد) :
Labadaba xaqa ayay Heleen midka tuuraayo wuxuu dhahay ilahow yuu iga qawan mana laga qawan uu dhinac kle ayuu utuuray Goolkeeparkana wuxuu dhahay Ilaahow yuu iga dhalin mana laga dhalin
2026-09-26 23:25:47
3
UPDIRHMN ❤ :
labdaba wa la aqblay
2026-09-25 10:50:49
2
👋walal✌️.mahir🥰 :
wlhi 2 doodaba alle wu u aqbalay midka riday lagama qaban kanklena lagama dhalin al.x alle hada talo sarato wxba kama halapayan ya allah
2026-09-26 07:44:18
4
S.CAMBPELL 2️⃣3️⃣ 🖇️🦅📎♥️ :
labadaba waa loo aqbalay midna madhalin midna Malaga dhalin 🤣☺️
2026-09-25 10:47:57
3
¹🌷:*𝙰𝙳𝙴𝙴𝚁𝙺a٭͜🤴🏾🕸🥤🌟 :
duco mexe taree horta🥰🥰
2026-09-26 12:33:14
3
Cabdiwali bozz :
ilaahay labadaba wu ka aqbalay kan laga qabtay waxa lagayaaba inaysan khayr iyo farxadba ugu jirin looguna badalayo wax ka khayr bdan kan kalana ale wu ka aqbalo khayr ba uku jirtay
2026-09-25 17:51:12
2
Awowe👨🏽🦳 :
Alle waynu uwad simanahy❤️
2026-09-26 11:32:06
3
Said.seyga6 :
cadaalad 🙏
2026-09-25 11:55:59
3
:
ilahy wa u siMan yihiin😂🔥
2026-09-25 14:09:29
2
🆈🅰🅷🆈🅴 🅳🅾🆄🅴 :
ilahy ducadi goalkepr Ka aqbalay😂
2026-09-25 10:43:37
3
To see more videos from user @ahmadqurkavic, please go to the Tikwm
homepage.