@doogsanmedia: Xildhibaan Axmed Buux “Agoonta ciidanka Xoogga Dalka ma Mudno in xuquuqda laga jarto, waa musuqmaasuq raalina kama nihin” #doogsanmedia #muqdishotiktok #puntland #soomaali #jubaland
Waa sax. Xildhibaane lacag la ansixiyey inla jaro iyadoon idinka ogeen in dadka laga jaro ma aha waanadku mahadsan tahay inaad waajibkaaga gudaneyso.❤️🙏
2026-09-26 16:41:40
0
Mohamett xirsi🇸🇴 :
Adinku iska jara ee siiya
2026-09-26 14:55:55
0
To see more videos from user @doogsanmedia, please go to the Tikwm
homepage.