@shaafihospital: Ma ogtahay in qubeyska degdegga ah ee dhallaanka marka uu dhasho uu saameyn ku yeelan karo caafimaadkiisa? Dr. Zahra Isak, Dhaqtarka Cudurrada Carruurta iyo Baxnaaninta Gaarka ah ee Dhallaanka #SHAAFIHOSPITAL #pediatrics #newborn #nicubaby

Shaafi Hospital
Shaafi Hospital
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 01 October 2026 14:47:32 GMT
77893
7853
82
1445

Music

Download

Comments

shaymaaabdi
Shaymaaabdi :
23bari jirna wali qabeys uma bilawin waa utirtira ley biyo
2026-10-01 20:08:01
8
ducaysan.official
malyandhaan :
xudunta qoyaanka ama biyaha miyey ku goda mise qalaylka
2026-10-03 14:16:59
1
umayma513
dhowrsn💚🤍❤️ :
20 days jiraa malin kasta waan u qabeeyaa intan dambe caadi miyaa
2026-10-01 18:16:52
11
ducaysan55
ducaysan55 :
Labo week jirnaq qabyska wan ka cabsdaa wan utirtiraa lee😳
2026-10-05 19:55:41
0
bintuibraahiim
zuzu ibraahiim❤️👸 :
isbuci laba mar ka badan 🥰
2026-10-02 06:30:37
3
mushaqshemaxamad
Mushtaaq man deqa :
ana uma qabayin ila u xudunti ka godo todobadki laba ila sadex mar u qabeya dr isku wado ayanba marayi
2026-10-26 01:58:29
0
shukria795
18/10/2024 :
5 maalin loma qabeyn mrna isbital kujirnay 3malin kadib so baxnay kadib le lo qabeeyay ayado xudunta laga qoynin
2026-10-02 04:28:15
1
sagaloz01
Sagaloz :
20 dhalanahay hadana 2 goor kaliya u qubeeyay inta kale waan utirtiraa
2026-10-28 12:25:55
1
ishwaaqmahdi
mawado :
2 bil jiraa malinti labo mar u quweyaa
2026-10-02 13:52:08
1
misscaag2
😭 :
11 dhalanahay ila hadane biyo matabsiin 😁
2026-10-22 12:22:05
0
najmadaganmohamed
najmo :
2todobaad looma qubeen markaa dhalay
2026-10-02 16:26:00
0
xamduush053
xiis 😎 :
waxas mar horo an aqanay dr ima shegin waxana ma baran xutunta on goin inan lo qabeyn alxm hoyo wa dr🥰
2026-10-02 15:42:21
2
qasuun2002
Qasuun Ahmed Naasir :
2026-10-16 08:15:46
0
shamsa621
شمسة☀️👸💃 :
ani marka dhashan hore oga qubeya haben walbana waa u qubeya😭
2026-10-10 06:00:06
0
user12817570182
sldxsn :
m.a
2026-10-01 17:48:55
0
iftin.nuur62
iftin Nuur :
2026-10-28 05:40:50
0
ilwaad.cabdiraxma
Ilwaad degan ssc :
mahasanid wall
2026-10-02 10:39:57
0
inamohamed396
wacaneey🫂🩷 :
ani malinta dhalo hora uga qubeya wax dhiba kuma arko😳
2026-10-04 02:10:34
0
marwonafiisafaara
marwo saaaafi :
yaaa haleelayba maydhasho
2026-10-22 22:53:35
0
userk8gt9o30ef
iqro :
m.a
2026-10-01 18:51:37
0
umokifaax12
no fecz🥷 :
26 cisho ayuu jira 6 jeera uqubeeye waan utirtiraa habol ilamaha biyaha ka daaya kuwa lavabo io kuwa qubaysaka waayo marna caafimada kuma jira qaata talada DR
2026-10-02 03:39:25
0
fiican053
mss Araye :
ugu dambayn cwa ayaan u qabeyy hal week aso dhalan 😂😂😂
2026-10-01 18:12:53
4
sohayaat1
Hayaat Ali :
Gabadhayda maanta xudunta ka goaday 10days u thy maanta
2026-10-01 17:24:20
1
ubax.cabdi173
(ʟɪᴀɴᴀ)🥀🌹 :
2026-10-02 11:23:49
0
siman2444
dagan😍😍😍 :
ilmha malo quwan karaa subixii iyo hbnkii hade maya tahaa ma wax dhib ah ayee u kenesaa baby 3bil kaweyn
2026-10-02 04:32:38
0
To see more videos from user @shaafihospital, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About