@tientientine: #review #opdienthoai #opiphone

Tiên Tiền Tỉ
Tiên Tiền Tỉ
Open In TikTok:
Region: VN
Friday 02 October 2026 08:45:00 GMT
42
0
0
0

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @tientientine, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Mid ka mid ah go’aamada ugu waaweyn ee nolosha qofka waa doorashada kulliyadda iyo waddada waxbarasho ee mustaqbalkiisa. Arday badan waxay doortaan kulliyad sababtoo ah: ❌ Saaxiibbadood ayaa galay. ❌ Qoyska ayaa ku qasbay. ❌ Dadka ayaa kula taliyey. ❌ Ama iyagoo aan haysan xog ku filan. Natiijaduna mararka qaar waa jahawareer, waqti lumis iyo in dib loo bilaabo waddo cusub. Si aan uga caawiyo ardayda iyo waalidiinta inay gaaraan go’aan xog ogaal ah, waxaan furay 1:1 Educational Guidance Session. Kulankan gaarka ah waxaan ku falanqeyn doonaa: ✅ Xiisaha iyo awoodaha ardayga. ✅ Kulliyadaha iyo takhasusyada ugu habboon. ✅ Fursadaha shaqo ee mustaqbalka. ✅ Sida loo doorto waddo ku saleysan yool iyo qorshe, halkii laga raaci lahaa dadka kale. ✅ Talooyin wax ku ool ah oo ka caawinaya ardayga inuu kalsooni ku gaaro go’aankiisa. Waxaad dooran kartaa mid ka mid ah labada nooc ee kulanka: 🎓 Nooca 1: Ardayga oo keliya. 👨‍👩‍👦 Nooca 2: Ardayga iyo waalidkiisa si wadajir ah, si go’aanka loo wadagaaro iyadoo la wada fahamsan yahay yoolka mustaqbal ee loosocdo. Kulamadu waa kuwo gaar ah (1:1), waxaana isku arkeynaa online waqti horay la qorsheeyndoono. Wejiga 1aad: waxaa kula kulmeynaa kaliya 50 arday. 📩 Si aad u hesho faahfaahinta iyo diiwaangelinta, WhatsApp noogu soo dir: Educational Guidance 📲 +252 615 830 555 Kooxdeena ayaa kula soo xiriiri doonta . Mustaqbal wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa go’aan sax ah.#dradnanabdallah #healthy #somalitiktok #doctor #fyp

About