@somaliaspecialforce_4k: Baydhabo, 2 Oktoobar 2026: Taliyaha Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdulle Isxaaq, oo maanta dib uga soo laabtey magaalada Baydhabo Taliyaha Guutada 8-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdulle Isxaaq oo muddooyinkii dambe xaalado caafimaad ugu sugnaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maanta dib uga soo laabtay Baydhabo. Taliyaha ayaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud International Airport ee Baydhabo waxaa kusoo dhoweeyey saraakiil ciidan oo uu ugu horreeyo Taliyaha Madaxtooyada Dowladda Goboleedka KGS, Cabdiraxmaan Niyow, iyo Abaanduulaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Feysal Beene, iyo marti sharaf kale. Taliyaha ayaa maalmaha soo socda bilaabi doona dardargelinta howlo badan oo la xiriira shaqada iyo howlaha ciidanka.
Special army🇸🇴
Region: SO
Friday 02 October 2026 09:05:47 GMT
Music
Download
Comments
user1842884002213 :
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰Welcome back
2026-10-03 09:55:48
0
abdulla abuukar :
2026-10-02 17:08:08
0
ᗰOᕼᗩᗰᗴᗪ_ᑎOᑌᖇ_ᗯᗩᗪᗩᑎI 👨💼 :
wlacme Back Taliye✌️🥰
2026-10-03 10:25:02
0
🚨⛽️C_CASIIZ🔥 :
🥰🥰🥰
2026-10-03 13:10:50
0
wil qaran 51 :
🥰🥰🥰
2026-10-02 17:50:04
0
feysal ..233 :
🥰🥰🥰
2026-10-03 07:29:48
0
sirdonka dekmada mubaarak :
🥰🥰🥰
2026-10-03 06:33:23
0
maxamed isxaaq cali💪🇸🇴 :
🥰🥰🥰
2026-10-02 20:21:09
0
warda xppti😍❤️ :
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
2026-10-27 20:36:01
0
taliye maxamed KGS🇦🇿 :
💪💪💪
2026-10-02 13:01:56
0
ibdowmanuuraamin :
😳😳😳
2026-10-02 10:04:11
0
miss iqruush :
🤜🏽🤜🏽🤜🏽
2026-11-05 11:26:56
0
To see more videos from user @somaliaspecialforce_4k, please go to the Tikwm
homepage.