my nio lapadabo uma dukado cabsida iyo naarta mrkeygi hore naar io aqiro hada maqlo anigo oo dhan jirkeyga xada i istagi jirte lkn hada Qalbigeyga woo madowade sida xuman udawanaye iyo beenta ushegaye aniga dhan xumaanta isaaqde Qalbigeyga wo madowade saladeyda aan mar marka dukanaye xita Qushac maleh ilahow wa ujeda xalada aan ku suganahy mar walpa dhankga rapa iyo ina ii danbi dhafto mrka dhankga so aadane ayaan sideyda hora ku lapta ilahow wadada tosan igu hanuni oo danbi dhaaf shaydanka xumantisa iga Qabo jiso hanunu ilaheyow adinka iso duceye azxpe inow ilahe jidka tosan igu tosiyo 🙏🏼🤲🏻
2026-10-02 20:49:27
558
𝖒𝖒🦇彡 :
Labadaba wlhi
2026-10-02 12:08:57
735
iSSE :
runta hadan shego Cabsidisa iyo in uu narta igaliyo ban utukadaa swb too ah la iguma soo barbaarinin naxriista alle mar walpo waxa la i dhihi jiray hadad sidaa sameyn weydo naar bad galeyysa hdad xuman smeyso nar bad gali hdad wng sameysana janno ayad gali
marka sxb runta wxy tahay naxriistta alle mel lgu shegyo ma arg jcyl wrkisaba daa
2026-10-02 13:58:45
67
Āłpħą💨✈️ :
wlhi ana yar sida layga sheekaynaya nar iiyo cadab cabsi iga shay imikaa xataaa rabigayg waan casiyay xatta waan ka cabsaana inan hor istago wlhi dunub tii igu waynad ba ku dhacay lkn alx ilhay waxaba lama shirki yeelin.
2026-10-23 21:55:50
38
🪿🦋عائشة 🎀🕊 :
wlhi jecel an alle jeclahy 🤲🤲🤲
intuu rabigeyga jiro kama baqayo wax cabsiya lkn in uu asiga iga xanaqo aya ka cabsada ,wana jecelkeyga wa naxariis badanaheyga🤲🤲🤲
2026-10-02 10:47:35
110
§Ƙ :
cabsi jecel iyo rajeyn an rajeynayo janadisa
2026-10-03 08:46:29
57
Qaali👑🤍 :
qusha salada igu yar iso duceya maskaxdeyda mel kale kafikirta marwalbo wan kaso celiya😭😭
2026-10-25 22:00:11
10
limos.c :
aniga neh iisoo duceeya in uu wadada saxda igu hanuuniyo
2026-10-09 15:43:04
16
Muno :
Cabsida alle waxe la mid thy ina amaradisa qadato taas neh waa jecel waa islameshi unn❤️
2026-10-04 17:00:00
12
My :
Labadaba Io Salaada iney thy mesha kaliya aan hubo in qalbigeyga ku dagayo murug walbo iheysato 🥺
2026-10-02 15:04:16
14
່ :
Labadaba❤️😭
2026-10-02 12:58:37
20
𝓐ᥫ᭡. :
Inaan la shekeysto boqorkeyga kii I nimceyey Inaan la shekeysto rabigey inan la shekeysto kii abuuray koonkan o dhan inan la shekeysto Kan agtis daganaanta,farxad,xasilonida,amniga,NXarista Ku dareemo inan la shekeysto Kan isiiyey wax wlba on manta haysto nimcada ugu weyn uu I siyeyna ay thy islaanimada Alhm jeceylkeygii ilahayow Alhm boqorkeygiyo shukran yaa Allah
2026-10-02 13:52:17
12
𐙚 :
lsbada bo 😍
2026-10-02 12:00:37
11
شيخان shaikhaan 🫡 :
baqdin aan kabaqayo iyo rajo aan rajaynayo naxariistiisa🥺
2026-10-04 08:07:04
5
xamdixuux :
Alihii cadimad iyo nolol wngsn isiyey hadan dartisa usujudi wayo musibo adunka ah iyo cadabta akhiro ban ka baqa kuwa sunada ah na jacayl an jeclahay rabigeyga utukada salado dhan ba anaka faido nogu jirta
2026-10-02 18:56:05
5
ლAhbaab•🖤🦢 :
waxan u dukada jacel iyo cabsi aan uqabo rabigey oo hadi aan xirirka alle goyo waxpa ima hagaagayan lkn hadi aan aan ku dadaalo ilhy ba ijeclanaya wax walpana ii hagajinaya❤️😍
2026-10-04 09:24:39
5
ᴍᴢᴢ Naxarizleyy👸💋 :
labadaba wlhi😭
2026-10-02 19:03:16
7
sidra❤️🩹🫶🥰 :
Ilaahy cabsidiisa iyo si aan ilaahy igu dhawaado sababtoo ah salaadu waa xidhiidhka u dheexeya ilaahy iyo adiga😭
2026-10-08 20:46:21
11
zahiida 🧚♀️🧚♀️ :
waxan utagta in eey waajib igu Tahay salad ilaa aanka dhintana usan iga dagen wajibkas sido kalena wan la shekesta oo waa ilaa dareen sido kale siro badan buu iga ogyehe esan biladan ogeyn qalbigeyga waxa ku jiro ogyehe esan dalacan karin biladan jin iyo Malik ba 🥺🥺rabow iga dhig kuwi arka wajigaga malinta qiyamo🥺🥺
2026-10-28 13:40:48
5
عود ابوبكر🎀🩷 :
وأما من خاف مقام ربه جنتان🫶🏽❤️🥹
2026-10-24 10:16:33
6
Muniira 🦋 :
Jaceyl aan Allah jeclahay 🥰waana raaxo nololeed
2026-10-24 11:22:43
8
Nehaa<:>🇸🇴 :
Wxn udukada inan la kulmo rabigi I abuuray iina naxiistay ina arzaqay sidan ula hadli laha😍
2026-10-03 14:57:58
1
Gobaadd.🦢 :
2 daba waan u tukadaa alle ha iga aqbale😭
2026-10-03 03:03:15
1
To see more videos from user @obbessed_with_naima, please go to the Tikwm
homepage.