war nio astrophysics ka sii daran waa xisaabine light years yada waxa baran rabo wye I.a🤝
2026-10-08 16:54:37
19
jecelow0_0_0_0 :
yaso siwiray
2026-11-08 05:52:31
2
євʀαнιм 🇸🇴 :
walahi kuwas just ayan arkaya 🔥
2026-11-06 20:57:20
5
amiro😩🫶🏻💗 :
ilhoww dhulka nokeen😭🤲🏻😂
2026-10-10 05:03:15
0
Baarqabka :
hadhihin wa xidig wayn
wali balayin ka wawayn o an la ogayn aya jira
2026-10-09 03:58:12
6
zumerr :
Betelgeuse waqtigisi dhimashadu ku jira mar dhow super nova noqona wuxuna ka tirsan yhy orian belt dayaxa io aldebran haben wlpa islama joga hal haben ba laga yaba inu kuso aado wadadiisa dayaxa habenba melbu joga