@fatimahnaagnool: Ma ogtahay sababta dadka qaar da’dooda uga yar u muuqdaan? 👀 Xanta, xaasidnimada iyo arrimaha dadka kale ma galaan. Qalbi nadiif ahna wajiga Nuur ayuu ka soo saaraa. ✨#muqdishotiktok🇸🇴🇸🇴❤100k #somalitiktok #somaligirls #foruyoupage #nairobitiktokers🇰🇪
Fatimah
Region: US
Sunday 11 October 2026 03:39:00 GMT
Music
Download
Comments
Mohamed ali :
dadka xaasidka aanan ahayn markasta qalbigooda waa daganyahay iyo stress level kooda sidaas ayaa kaynaysa inuu cimriga ilaahay u barakeeyo
2026-10-11 06:59:02
96
Zahra 🥰🥰 :
Walhi wrunded mnsha allaah🥰🥰
2026-11-03 22:00:40
0
hodman :
wlhi bilhi waa runteed waligay qof kuma mashquulin allhuma baarik🥰
2026-10-11 13:07:10
31
Ikran🦋 :
run badana waligey kuma fakarin qof bini adan ah wax u heysto in u wax i dher yahay alxamdulilaah wa hibo ilah baxaho🥰
2026-10-17 04:06:59
1
Apdalla ABDi Haaji :
yaakuu shegay lkn[Fire][Tears of joy]
2026-10-11 06:47:53
6
Dhiblaawe :
Alaa maxaa run sheeg tahay
2026-10-11 04:39:22
10
B🌿 :
wllhi Ben maaha 😂😂 alhamdulillah
2026-10-11 06:40:04
8
Maya Thabit :
الحمدالله ربي رزقني هذا ميزه
2026-10-12 04:16:35
2
shaarub 77🇨🇳 :
wlll mcn adbad uqurxontahay masha allh
2026-10-11 07:57:52
8
anfac :
Run badanaa aniga miyaa iga hadleysaa 🥰🥰🥰
2026-10-11 05:54:10
2
shariff🥰 :
cause they're stress free
2026-10-11 05:16:07
3
Saynab :
Soowada qora waa anoo kale😂😂😂
2026-10-17 08:33:57
1
SUNDUS🤍 :
hoyadey basaas ah
inysan idhali karin bana lamoodaa m.a
2026-10-11 07:02:21
2
Saleh Al-Rammah :
Saxiix
2026-10-11 21:58:48
2
Gérard légende :
ano kaleh
2026-10-29 22:45:49
0
Quran online :
qu,ran online classes welcome ❤️
2026-10-11 10:18:20
2
laba jecayla :
❤️❤️❤️
2026-10-11 03:41:41
0
shaarub 77🇨🇳 :
xaqiiq walhi
2026-10-11 07:56:55
1
Degan🍁 :
wlhi alx ani alle wuxu igarsiye in dadka cadowga ah ii bahdan mar walbo ana an cawiyo ayago hosta xasid ka ah😅
2026-10-11 07:48:41
5
Runah :
sax
2026-11-04 22:09:12
0
Runah :
sax walaahi
2026-11-04 22:09:29
0
Salmina :
Rutaa waaye fatima fariid 💯❤️
2026-11-02 06:41:39
0
Abdulrahmansudeyz :
Allah Akbar
2026-11-01 14:24:36
0
Aarka Samaroon :
aniga Doctorku wuxuu dheegay in aan dadayda ka yarahay 20 Sano taadi waa run
2026-10-29 22:10:25
0
maxamed marko25 :
masha Allah
2026-10-11 03:43:20
0
To see more videos from user @fatimahnaagnool, please go to the Tikwm
homepage.
© 2021-2026 TikWM. All rights reserved.