@inamustaf09: Inaan eedadaa ahay waa mid ka mid ah nimcooyinka ugu macaan ee nolosheyda xiriirka gaarka ah ee naga dhexeeya qalbigayga meel weyn ayuu kaga jiraa Si kasta oo aad u korto weligaa waxaad ahaan doontaa wiilkayga yar ee aan sida gaarka ah u jeclahay Aad baan kuu jeclahay erayaduna ma cabbiri karaan Eedo mcn 🥹

Rayaan Apdi🩷
Rayaan Apdi🩷
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 11 October 2026 15:44:35 GMT
94024
11541
72
166

Music

Download

Comments

suuziqueen8
Carfi A 🫶🏻 :
Erayga eedo dadba xumeyey lkn aniga iyo hoyadey baa beninay wllkey baa dhalay kuwa dhalay xita ina ka jeclanayo ogahy meel weyn be ika yaalan 🫶🏻❤️🥹
2026-10-15 08:14:07
236
samiraa2220
Samira🌟 :
Sodohdeyey gurigaga shaqalo ma u rabta ani Shptey Diyar nahe 🥰🥰
2026-10-12 16:53:13
305
14.11.004
🍃. :
I wish Ilmhyga in Eedoyinkood ay Jecladann ❤️Ana ilmaha Walaalhy dhalaan Navtaydan Ka hormarinaya I.a
2026-10-16 13:04:09
35
shureim821
S͜͡H͜͡U͜͡R͜͡E͜͡E͜͡M͜͡•🇬🇧 :
inta eedo Leeyahy tiro Mllhn halmid Oo San camal maxan uga Heli wye 😭😭😭
2026-10-11 19:02:11
77
arfoon08
ًFathxiya🩶😻 :
Eedo kasta ma xuma wlhy ayad ana korsdy wxnba u maleenya jacaylki dhamaa iny ayad qadtyy🫶🏼🥹
2026-10-17 08:29:14
14
unavailabl3_6
️ :
2 Edo aya ijoogto illahey haidayo cimri dheer oo cafimad iyo cibada leh urajenaya edoyinkey
2026-10-14 06:45:08
7
susan09130
saapo💗🥹 :
Aniga igu darso abaayo 🥹😫
2026-10-27 13:34:41
1
asssma00
Assma❤ :
Mar walipa waa dhipaa lkn aad paan u jeclahy curadkeena curadkiiza😍❤️
2026-10-16 19:04:32
10
.maron2
🤍🌹🔥 :
Edonimdu wa nimco khadab yare edo mcne wxan kula garab jogna hiil io hoo weynow ❤️❤️
2026-10-13 10:27:25
4
inaaidaruus
𝓜💋ྀིྀི :
Nolosheyda 🥹❤️‍🩹
2026-10-15 15:35:00
4
maryam09973
Naruuro🦢🖤 :
eedoyinku mawada xuma waxd arkeysa 2 gbdho oo isla dhashey hadana ilmaha walalkod ukala roon wlhi aniga eedady mryama ilahey abalkeda ha gudo wlhi abal beynagu leedahy aniga iyo wlalkey weyna korisey❤️
2026-10-16 17:16:59
1
kasmii648
Kasmii :
ماشاءالله الهم بارك وبارك الله في يديكِ أيضًا وجزاكِ الله خيرًا🤍🌷
2026-10-11 15:57:14
52
aynnyy5
Maruun :
Eedo Erey Qiimo Weyn Agteyda ku Leh ❤️
2026-10-16 13:19:08
3
silentgirll16
🖤 :
edo nimada ma xumo ee dadka qaar erayga edo xumeye see iiso koriyeen abalkoda janno waxn rbo agteydii bey yaln walige face kama maserin ayga wx wlbo ii aha erayga eedo dadka xumeyan wala yba wlh edo dadke so korise le ka sheken karan io ayeyoh abalkoda wxn ku gudo ma aqaano wllh lkn allh cimriga udhereyo😭❤️❤️
2026-10-19 06:09:57
2
0.0.0.0.2.7.21
PiDaReyyy🦢 :
mid aa korsada raba aneh[Crying][Delulu]
2026-10-12 18:14:05
3
bintuhabiib0
HALIMA😽 :
aadban ujeclhyy wllky caruurtisa ilee heer uu marwalpa ani xaalkooda iga wareesto haduu Safar aadyana kun jeer Ka badan uu igala dardaarmo ❤️
2026-10-16 14:10:21
1
cutessssst4
Aᥕrala💋 :
Mnsh allah😍😍😍
2026-10-16 10:56:11
1
90.653
💸 مريم :
Mashalah 🥰❤️
2026-10-11 18:14:42
3
arwatakar7866
Araweelo🇸🇴 :
Masha allh ilahy ha’isku kiin daayo abyo anba ilmha eedada u ahy mid aaan hooyo dhaho oo aan ad u jeclhy baaku jira🥺🤴🏻❤️
2026-10-11 16:00:21
6
000phsb
🇳🇴 :
alxm Edo sas I jeceyl Wan Hestaa 🥹❤️
2026-10-12 17:05:49
1
sunthus6
𝗦𝘂𝘇𝗶𝗲 ꕤ ༘ :
Sodohdeyda qaaliga nin keyga ii ilaali HooYo ❤️
2026-10-16 15:15:51
0
qannii5
غني𐙚 :
Eddo nimadu macana iyo jano duni bey inoqotey markan eddedey macan labteda galo kuna so koray agteda naftedana iga jeceshahy jaceyl iyo muxubo aan dhamad lahyn
2026-10-14 19:12:33
1
filfilo693
🫶 :
5 sano ayu jira ilhow igu sin aso intaas i lekada ana an 🤲😭
2026-10-19 17:31:35
0
linozzz5
￴ ￴ ￴~￴°MåqZuD•~🇬🇲 :
sodohdy wilka igu darso wan ilaline plzzzzz😭🥺❤️
2026-11-01 15:48:11
0
ii14_3
'''''''' :
mashllha❤🧕🏼
2026-10-12 15:42:40
0
To see more videos from user @inamustaf09, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About