I DON'T WANNA GO
BUT BABY WE BOTH KNOW
THIS IS NOT OUR TIME
IT'S TIME TO SAY GOODBYE
UNTIL WE MEET AGAIN
CAUSE THIS IS NOT THE END
IT WILL COME A DAY
WHEN WE WILL FIND
OUR WAY
2026-10-12 18:54:32
11
cuud qurux :
Dumarow iskudayah Ina shaqeysatiin intaa xariir waqti kudhuminii lehed 🙏🥹
2026-10-13 08:33:07
81
Mr Rijaal G³⁶🦁 :
diyaaradaha ku daawadaa heestan 🔥👑
2026-10-12 21:36:39
30
(:Dagan🦢 :
Hestas Ayadoo dhab hada anigee iheesata 😭
2026-10-13 05:49:30
13
queensuu👸🦋 :
alla heestan waa heesta English barashadis I jeclaysiisay😭💕😂 2021 obsessed ku ahaay heestan heer aan wada xifdiyay ilaa macnaheedo dhan💕😭
2026-10-13 18:06:13
1
Naima 😎💜 :
wax walba waxa ka horaysa Inan fahmo heesta
2026-10-13 11:26:59
1
xamdi_sokoreey :
Nin aya rabaa 🩷
2026-10-13 08:50:25
6
sheyma 🎀🦢🌷 :
hesta cadi ujecla san ma moden😂😂
2026-10-13 18:07:43
5
𝗖𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗟🐎 :
Don say good by jacaylku waa imtixan Uu mari Qofka Dacada wax u jecel Dhibyo Dheefba uu udul qato jacaylku waa daren wata murugyo farxad mar marka qar waxa ku qabanaysa waxba Ha jeclaan Goan kasto Qadato waxa waxkasta badalaya Qalbiga miskinka ee wax jeclaado qalbigas waa labo mid inuu Helo Qofku jeclaa farxada ka Heli jiray ama inuu murug cidlo Daris la noqdo jacaylku marku Qalbigagga galayo amar ka qadan mayo marku ka baxayo waa amar laan Dadka Dunida ku Nool way ku yar yihiin inta Dacada wax u jeclaata Nasib xumo waxa isku beeg.ma qof Dacada Qof khiyanola beri ku Cid lenaya Weliga Ilaali Qof Dacad ku jecel weliga xanun cidlo la yidhaahdo murug ku jiraysa dhamadkana Farxada qosol way tagayan 😞😥💔💔💔💔💔💔
2026-10-28 18:49:36
0
Mudane maQas :
jacaylku waa xanuun qalbiga u shida sida dabka oo kle🥰