@geeljire784: #ciyaalxamar2023🔥✨ #foryoupage❤️❤️ #somaliticktok2023 #fy #somalitiktok2020

geeljire784
geeljire784
Open In TikTok:
Region: DE
Monday 12 October 2026 19:19:42 GMT
97475
8312
206
674

Music

Download

Comments

or.3040
євʀαнιм 🇪🇹 :
Somalia ayan jooga gobolke isku dhiba shp 🥰🥰
2026-10-12 19:24:45
304
primehashi33
ABAADA :
somaliland sharci ma bixiyan 😅
2026-10-13 07:44:31
48
updinasir_maxamutt_ali
UpDinaZirrr 🇬🇧" :
nio Switzerlan Sharci wa bixiyan lkn Wad inad qodob muhiim ah kahadasho
2026-10-13 03:15:55
95
guled.ibrahim0
Ahmed☆ :
Somalia iyo somaliland kee fiican sxb kasoo hadal
2026-10-12 20:45:41
43
maria.fv78k
أمـــــــــــــًــــــــان🍂 :
Uk 🇬🇧 Iyo Norway 🇳🇴 kasoo hadal kee Fican wllo.
2026-10-13 05:19:22
28
aishaluulaadan2
Aisha Luula🦋 :
Horta dadka yaa ka dhaadhiciyay Switzerland sharci ma bixiso
2026-10-13 08:04:06
16
0.0.0.0.0.9.4
. :
somaliland iyo somalia keba fican in la iska dhibo
2026-10-12 19:37:58
17
teaman.o.8
leys#🇬🇧 :
uk 🇬🇧 kasohadal
2026-10-13 05:39:02
6
richman20271
Rich Man🇸🇱💸 :
War Sharci Way Bixisa Dadku Ayagan Qodob Ka Hadlin 10/10 Weeye 👍
2026-10-12 22:12:32
3
allahakbar12284
❤️👸🏼 :
waxaan dhigtaa jaamacad waxaa ihay buufis xun waxan jeclahay mar un jnaa imaado qurbaha wlha waxbarashada waan waadj la ahay samir kujoogaa🥺🥺😁😭😭😭
2026-10-12 19:50:25
3
taliye__ashito1
xusni ejey🫡❤️🔥 :
soomali ayaa joogaa gobalake isku dhiwaa zxb🔥😂
2026-10-13 07:57:39
1
fatkaedit14
RAJO MEDIA📍🇬🇶 :
🇨🇭 Switzerland (Szwisarland) 💰 Mushaharka: Guud ahaan waa sarreeyaa. 🏡 Nolosha: Qaali ayay tahay, gaar ahaan kirada iyo cuntada. 🛡️Amniga: Amni wanaagsan ayay leedahay. 💼 Shaqo: Shaqooyinka qaarkood waxay u baahan yihiin xirfad iyo luqad. 🇩🇪 Germany (Jarmalka) 💰 Mushaharka: Wuu wanaagsan yahay, laakiin shaqada iyo xirfadda ayuu ku xiran yahay. 🏡 Nolosha: Guud ahaan way ka jaban tahay Switzerland. 🎓 Waxbarashada: Waxay leedahay fursado waxbarasho iyo tababar xirfadeed. 💼 Shaqo: Waxaa jira fursado shaqo oo dhinacyo kala duwan ah. 🎯 Midkee kugu habboon? Haddii aad rabto mushahar sare: Switzerland waxay leedahay mushaharo sare, laakiin nolosheeduna waa qaali. Haddii aad rabto waxbarasho iyo tababar xirfadeed: Germany waxay leedahay fursado badan. Haddii aad rabto inaad shaqo u raadsato: Labaduba way kuu furnaan karaan, iyadoo ku xiran xirfaddaada, luqaddaada iyo sharciga aad ku geli karto.
2026-10-12 19:43:33
7
umuaasiyah0
Fariixa🇸🇴🇪🇬 :
yan sharing helin waligey malin allow an gala Switzerland 🇨🇭 😭😂
2026-10-12 20:14:09
5
mr.enjoy50
ENjoy🇩🇿 :
Ciwankan waa. Beec
2026-10-13 02:43:24
2
ilawaadqurux2
ام ماجد 🇸🇴🇸🇦 :
Ani xataa yurub aadi lahaa sewzwrland aadi lahaaa waan ku dalxiis lahaaa [Heartwarming]
2026-10-12 19:38:51
3
writer_and_fans_team
hanatt Brighton 🇬🇧♥️ :
Sweden kaso hadal iyo poland holand
2026-10-13 15:38:57
1
surer.siman
🧸 💸 🎀 :
Norwey 🇳🇴 iyo Uk 🇬🇧 Ka so hadal bowe 😁
2026-10-17 04:24:05
1
unknown7.162
💕 :
UK kwrn
2026-10-13 05:14:32
1
mosstapheawil
KiikO 1O 🇫🇮✈️ :
LuXumEborG[Fire]
2026-10-13 08:10:51
1
abdinuur077
A/NUUR :
Iswisarland
2026-10-12 19:31:08
1
wiilka.siyasada.d
wiilka siyasada dds💚💙💚 :
wale
2026-10-12 19:22:35
1
asma.rein
Asma Rein🇱🇾🇨🇭 :
nio Switzerlan💕💕
2026-10-13 08:31:34
1
maxamad.yare746
MoHamett🥷🏻🇩🇪 :
Germany🇩🇪
2026-10-24 07:06:19
0
khadrasiciidsalee
Baqorad buuhoodle🔵🐎🤍🐎💐🩸 :
Norwey 🇳🇴 iyo Uk 🇬🇧 Ka so hadal wllo
2026-10-31 08:30:20
0
fatkaedit14
RAJO MEDIA📍🇬🇶 :
wax lobahnaa ayaad dadka ubayamisay 👍
2026-10-12 19:39:37
0
To see more videos from user @geeljire784, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About