@khabeeb_1n3: ku sugnaada gurigiina ❤️ #fyppppppppppppppppppppppp #islamic_video #Allah #fyp

Khabeeb || خبيب
Khabeeb || خبيب
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 14 October 2026 07:16:58 GMT
14335
3689
122
507

Music

Download

Comments

yaryaro462
SHuwarmO😋🌯🩷••• :
Abowe Firi Ha Umalen inaaN Hadlka Alle KaSo Hor Jeedo Lkn Ayadan Waxay Kusocota Nabiga Scw Xasaskisa Markay Guryo Cirir ah Dagnyen ayaay Nabiga Scw dhahen Guryhn Nama deqyan Yarantoda Drted Wxay Gartey Nabiga Marku Sujudyo Inu Casha r.c uu Lugaha Ka Tabto Caml Mesha Lugaha Iga Lexi si Aan Ugu Sujudo Marki sujuda Ka Kaco Wey Fidsan jirtey Lugaha. Marka Maarkay Hadlka dhahenn ilhy aayaa Ayadan Kuso dajiyey Oo ah Guryhina Kusugnada oo Ku daga ayadana Nabiga Xasaskisa bey Kusocota Ok sido kleh ayada sida La Rbey Uma shegtan Si kle U aqrisan si In La Dhahy Joga Guryhina Hakso bixina Cml lkn dan ayan Yelan Karna wax Baran karna Shaqeysan Karna smHn😍.Mahadsnid❤️
2026-10-14 11:34:54
53
.milkisoh
SAMIIRA🇸🇴🌷 :
Wlhi kama xanaqo lkn dan lenhy Waxbarasho iyo howla kle igu xariira
2026-10-14 09:52:20
153
inaaxmed846
🦢💗 :
ani ahan kama xanaqo sababto ah wa hadalkii illahy hadalka ilaahayna qofka ka so hor jeesta cadab aya udanbaysa 💯❤️
2026-10-14 08:56:23
55
maryanahmed56
maryama :
waa baxaa waa wareegaa waa shaqesanaa i.a saas ay tahy janno baa rajo ka lee yahy weliba firdows mana xanaqi aayads mrka maqlo
2026-10-14 15:13:00
10
nuura4110
nuura :
waaa been goormee xanaqnay anagaba akhrino quraanke
2026-10-14 13:35:12
7
billioner106
𝐇𝐨𝐫𝐫𝐨𝐫~🚩 :
Ilaahow dumar daraadod hanoo cadaabin
2026-10-14 11:58:43
6
_.malekkk_4
⋆ :
horta maxa Nola naba marwalbo anaga rabigena marwalbo wuna darajeye ayadana waa wx nagu jiro dantena maxad ugu dhigtan dumarka ine hadalka alle ka carodan kaliya waxan baxna marki aan lenahay Dan io wxparasho anagona asturan walalayal ilhey ka baqa oo dulmiga naga daaya
2026-10-14 19:27:09
8
nahaaaleeyyy
☪︎ 𝑺𝒉𝒖𝒖𝒃𝒐 🇸🇴 :
Lkn Ayadan Waxay Kusocota Nabiga Scw Xasaskisa Markay Guryo Cirir ah Dagnyen ayaay Nabiga Scw dhahen Guryhn Nama deqyan Yarantoda Drted Wxay Gartey Nabiga Marku Sujudyo Inu Casha r.c uu Lugaha Ka Tabto Caml Mesha Lugaha Iga Lexi si Aan Ugu Sujudo Marki sujuda Ka Kaco Wey Fidsan jirtey Lugaha. Marka Maarkay Hadlka dhahenn ilhy aayaa Ayadan Kuso dajiyey Oo ah Guryhina Kusugnada oo Ku daga ayadana Nabiga Xasaskisa bey Kusocota Ok sido kleh ayada sida La Rbey Uma shegtan Si kle U aqrisan si In La Dhahy Joga Guryhina Hakso bixina Cml lkn dan ayan Yelan Karna wax Baran karna Shaqeysan Karna smHn😍.Mahadsnid❤️
2026-10-24 04:25:30
3
abaz76
ABAZ :
Sidad Kheyr Nala JeceShahy Alle Hakula Jeclado🖤
2026-10-14 07:48:58
7
naagdheer92
Mss xarago ❤️🦋🐍 :
Alxm anu waxaan ka dhaaran karaa inaan aroos io xaflad aana waligee tagin iskadaa camal LA,aan kale
2026-10-14 11:34:03
4
necmta1
NᗩJᗰᗩ🐆🪽 :
Aayadan Macnaheeda Maahan In gabdhaha la dhahay Guryaha Iskaga Jira Oo ma Bixi kartiin Gabadha xuquuqaadkeeda Waxaa Ka mida Xaqa Waxbarashada , Xaqa Shaqada, Iyo Xaqa Xornimada Marka gabdhuhu Way Bixi Karaan Lkn Waa Inay Is asturaan Weliba Asturnaan Ilaahay Raali Ka Yahay Hana Ka Dhigin Diinta Islaamka Meel Dumarka Guryaha Loogu xiro Oo lagu caburiyo Intaadan Wax Soo gudbin Soo macnaha Buuxo EE Waxa Loola Jeedo Jazakallah.
2026-10-16 20:39:14
3
fatima87106
Fatima♡🩶 :
hadi dan lo baxo nara la gala miya
2026-10-14 17:22:58
0
qamarr021
Naaruro🦢🩷 :
gabadh qawan hadan arko baban la wadaga sen uga xanaqa said ujeclhy walhi ilahow noo danbi dhaf yaynan no qurux badnan wax walbod naga rebtay🤲
2026-10-15 11:18:04
2
sabriin326
Ⓐ🅢Ⓜ🅐 ॐ꧂🩵💜 :
Wllhi waligay kama xaanaaqin qawl alle dhaylna ma moodin ilaahow. Ifahansii xaqa sida noo roon noo door
2026-10-14 10:28:36
5
mariamosman357
ᗰᗩᖇIᗩᗰ ᥫ᭡🎀 :
rabigena ayaa inaga yaqano wax dantena ah😍
2026-10-14 11:20:37
3
lover.min13
❀𝙎𝑜𝐅ᒚ𝙈I𝖭.95💍✿ :
side ugu xanaqa ilahay hadalkisa wan jeclahay 😭
2026-11-02 20:06:16
1
reeve0574
ZAmad ☆ :
haade waalysku fahmy sheekadi carbeed
2026-10-15 11:52:49
1
caaliya036
𝑪𝑨𝑳𝑰𝒀𝑨🤍🦋👑 :
KAMA XANAQAYNO QOWLKA ALLE LKN HAWLO NAGAG XIDHAN WAAN SHAQAYSANAYNA SIDOO KLE WAXBAN BARANAYNAA LKN WAA ANOGOO ASTURAN🤍
2026-10-18 20:56:29
1
dhahshshudud
anisse :
ilahay Manu dhihin arka waxan abuuray oo dhulka mara
2026-10-14 13:54:17
0
shuurie13
♥︎🎀𝔖𝔥𝔲𝔲ك𝔯𝔦𝔢 ☪️♥︎ :
anigana bananka neceb oh ina ado dadkana bananka u cararay
2026-10-19 10:14:35
0
ishwaaq205
hani🦚 :
2026-10-15 20:34:46
0
nalachannnnn
ᥒᥲᥣᥲ :
❤️❤️Alhm
2026-10-24 17:21:03
0
sainabhaybe
Beerlula🦢🤎 :
guriga wan fadhiya mana ka baxo ila an so adeganayo moyane sbbto ah dan guriga iga sarta maba i heysato wax walba wa ley kena ilmaheyga iska heysta balsa haday dan timado fadhin mayo wan baxaya san uso dhacsado qudkeyga dumarka guriga ka baxa qarkod waxay u baxan ragi masuliydi la saray gabay inay buxiyan
2026-11-05 21:15:35
0
hothan_11
هــــــــــــــــــــــودان🤍 :
2026-10-14 13:50:18
3
dhuuboooo..12
ỲUŘÍ :
guri joog dhib dhan igu ma heyse wlhi[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]5 bil anoo dhex fadhiya qasab laiga soo sare[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-10-14 19:40:14
2
To see more videos from user @khabeeb_1n3, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About