@sheekh_salaax: 🤲 CAAWA WAA JIMCO — HA LA SOO DUCEEYO SHEEKH SAALAX MACALLIN CABDULLAAHIWalaalayaal Muslimiin ah, caawa oo ah habeenka Jimcaha, waxaan idinka codsanayaa inaad ducadiinna ku dartaan caalimkeenna Sheekh Saalax Macallin Cabdullaahi oo ku xanuunsan magaalada Nairobi.Sheekhu muddo dheer ayuu xanuunsanaa, codkiisuna wuu xirmay; ku dhawaad 10 sano ma uusan hadlin. Qofkii booqda waxaa laga dareemayaa xaaladdiisa iyo dhibaatada uu ku jiro.Alloow, Rabbiyow! Sheekh Saalax Macallin Cabdullaahi sii caafimaa
shariif Cali sheikh
Region: KE
Thursday 15 October 2026 15:13:26 GMT
Music
Download
Comments
Xamaashe :
ilaahayoow adaa ilaah caafi shiiq saalax
2026-11-01 14:26:42
2
GOB NASIYE🧔♂️ :
allaha haku cafiyo
2026-10-27 16:01:55
0
asadwarsame :
ilahow noocafi shiiqa
2026-11-01 13:11:47
1
miss Danan💋🥰🥰 :
ilaahow noo caafi caafimad deg deg ah ilaahow sii ya rabi yaa raxman yaa raxiim
2026-11-03 12:12:55
1
rabi kuhoyde 🇸🇴 :
aamiin yaarabi alow noocaafi shiiq saalax
2026-10-27 04:56:00
1
yaasiin 🇬🇲🇬🇲🇬🇲 :
aamiin allwnoocaafi sheekhaeenii.
2026-11-01 03:16:55
1
amino :
alle ha caaafiyoo shiqa
2026-11-01 11:03:58
0
miss suuro💋💋💋 :
alaha cafiyo aamiin yaarbi
2026-10-28 16:38:02
1
yaasmin suufiyo :
alle ha cafiyo sheeqeen sheeikh salx maclin alle cafmd tame ah Alle ha siiyo 😭
2026-10-29 06:55:30
1
gabadha xabibka jcl :
Allah cafiyo caafimad taam ah oo dhiiga iyo dhimirka gala
2026-10-29 10:54:12
0
Abdi Nuur Hasan Abdi :
alhaa kucafiyoo
2026-10-30 01:02:36
1
yuunismahad :
alow kucafi amiin yarbi 🥰🥰🥰🥰🥰
2026-10-30 04:54:50
0
cabdiraxiim cali :
Allah hacfiyo
2026-10-30 17:40:24
0
Hussein Gabow :
Allow No cafii sheakaa walahi wan uxisay sheakaa Amin Amin Amin
2026-10-27 19:26:13
1
ina kaah rahma :
ilahayow kucafiyo alaha kucafiyo alaha kucafiyo alaha kucafiyo alaha kucafiyo alaha kucafiyo alaha kucafiyo alaha kucafiyo alaha kucafiyo 😭 abow. shekh salax macalin cabdulahi
2026-11-05 13:38:04
1
nuur calaa nuur🇬🇲 :
aamiin
2026-11-01 08:50:08
1
Abdi Nuur Hasan Abdi :
scw
2026-10-30 01:02:26
0
boqorada rb :
aamiin
2026-11-01 13:47:03
1
cali lamadoobe65 :
iloohoow caafmaad sii shiiqena shiiq saalax
2026-10-30 18:13:45
0
gabadh og :
alow cafimad kusii shekh salax
2026-10-28 07:31:23
0
Cabdi kariim1443 :
allow caafi
2026-10-20 13:25:27
1
Cali Jaqiiq :
allaha caafiyo shiikh
2026-10-15 15:27:37
0
Faadumo Siyaad :
🥰🥰🥰🥰
2026-10-30 17:02:36
1
shariif Cali sheikh :
اللهم اشف شيخنا صالح معلم عبد الله شفاءً تامًا، وعافه في بدنه، ورد إليه صحته وعافيته، وفرّج عنه كربه، وارزقه الشفاء العاجل يا أرحم الراحمين.
2026-10-15 15:19:29
1
booreey :
aaamiiin aamiin ya yarabi allh caafimad hasiiyo shiikh
2026-10-22 23:32:01
2
To see more videos from user @sheekh_salaax, please go to the Tikwm
homepage.