@sahan.health.inst: #foryou SAHAN HEALTH TRAINING INSTITUTE Machadka Sahan Health Training Institute ayaa wada practical-ka caafimaadka, iyadoo ardaydu baranayaan Catheterization (gelinta tuubbada kaadida) si ay u helaan aqoon iyo xirfad caafimaad oo wax ku ool ah. Practical-kan wuxuu ardayda ka caawinayaa barashada habraacyada saxda ah ee catheter-ka, nadaafadda, ka hortagga caabuqa iyo daryeelka bukaanka. 📍 Goobta: Kuubo, kasoo horjeedka Haanta Geda Qorow, Kismaayo. 📞 Nagala soo xiriir: 0615916738 / 0611471223 Sahan Health Training Institute Study today, save life tomorrow.

Sahan Health Training Institut
Sahan Health Training Institut
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 16 October 2026 03:30:27 GMT
173043
3751
495
3993

Music

Download

Comments

maxamed45116
maxamed cismaan :
Halakala shaqeesto[Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-03 08:16:13
0
shirwac194
nuur aadam :
caagu waa meeqa wll
2026-10-30 10:27:47
102
samiiro.siman443
xilo jano 🥰🥰🥰 :
shaqo kafiiican mawayday
2026-10-16 15:21:35
54
fallowme361
AADAN---YOOLKA 🐪💸✈️ :
masha allah waa wadada qof kasta aduunka keentay in lagu qoslaa ma haboona
2026-10-31 08:03:43
14
gabarhawiye7
Ramla rodo 🇸🇴🦅🇹🇷🪖🥷 :
Wey qoslen 😁😁
2026-10-29 20:45:35
38
faadumoqaran0
faadumo Qaran 🇸🇴🦅 :
bal muxu kuqoslayaa
2026-10-31 07:47:12
4
duqowyarecali
Abdullahi ||عبد الله ✔️ :
wax barta aan bar waaqo gaarne
2026-10-16 19:44:34
15
inaismali2
janno🦋 :
xanunkeda nafta ku qabnysa😭😂😂
2026-10-31 14:10:47
2
suleeqa529
💞👸🦈 :
farxyadaa maxay ku qoslin
2026-10-30 18:48:34
6
raxmaqueen24
Raxma queen :
wll shaqadaas dumarka udaaya
2026-10-29 21:13:13
11
jmlbnka
UPdIŴªŁÌ :
wa noo aartay waka haya taliye
2026-10-31 13:22:09
11
siman33363
siman♥️🤍 :
ragaw shaqadan hablahaa kabadan ee udaaya
2026-11-02 11:40:19
0
sundus7773
suus🤴🇸🇱 :
wlle shaqo dhaanta Allaha ku siiyo[Tears of joy][Crying]
2026-10-16 18:52:27
4
itzmefatxi
suraleyyyy🥺❤️ :
bisinka bisinka 😭😂😂
2026-10-16 12:43:03
9
farxanbuurfuule
Farxaan buurfuule pro mx :
ilahy shaqadaan shaqo dhaanta ha idin siiyo xagee wx laga dayay
2026-10-16 17:07:38
7
quruxsanvc
Nasta qurux🙌💞 :
waba nadiif naagtow guursado asilee dhalin xalimadi ku heshaa nasiib leh wllo guuleeso waligaa 🥰🥰🥰😳
2026-10-17 07:08:34
5
gobsan456
ruqiyo ruun :
kangadaal fadhiya manoola su uqoslayay😁😁
2026-10-16 19:58:31
6
najaxbashir
n̈àǰ̣áx̌ 🫶💋 :
hhhhh yab xaga ma ladaweyah😂😂😂
2026-10-17 11:58:45
1
shiddoshidane
Eng Shiddo :
shaqaa sharaf leh
2026-10-16 20:26:15
1
daniya48026
🛍️🎀💅🏼 :
Ani maso fasaxa asago farax ah 😂
2026-10-31 05:52:32
3
user1280443620238
Dr m,Noor :
waa qaybkamid ah hormarka aan tiigsan hayo. for my future. mudo dheer kadib Alxmdulah waa soo Afjaray bilowga barashada caafumadka.
2026-10-16 16:10:36
2
sabarina16
miss sabnaa 🦋🦜 :
2026-10-16 11:26:12
0
alxmdulili
jano🥺🦋❤ :
yaaaah
2026-10-17 13:23:01
2
To see more videos from user @sahan.health.inst, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About