war mid ijogo 4 jir ah waxoba iska soo jaraa hadan waxyar canaanto ima jeclid wax ijecel malaha aniga waa iska tagaaya guri kale dagaa wankaa guura bisinka ilma majiraan [Laugh approved][Tears of joy]
2026-10-17 07:17:02
3
Adoontii Alle SWT :
bariba anigo yar lkn aan aad uyareyn ayan waxan is dagaalnay wllshy iga wayn waxa no jogty gabar yar oo 5bil cml jiro hooyo tukaan ayay gadi jirtay inay tukaanki kaso tagty ayay cunugti qaadaty galab ayay ahayd waxay tiri caawa tukaankan seexan barina waa balan wan bixi aniga intaan ku daba dhuunty ilaa inti ay kaso xiraysay oo ah 8:00 habenimo meel jiiro mugdi ah ayan ka ilaalinayay bal inay seexato haday sewxan lahayd anigana jiiradaas unbaan seexan lahaa subixiina wan daba raaci lahaa😭😭😭
2026-10-17 20:58:47
2
Uscapppp🕸😎 :
abayo wlhi intaba waan ku dhahaa kuligoodba waan adegsadaa ee seen ogabaxaa
2026-10-16 18:25:42
1
dhorwsaan🌹🦋 :
and I'll never make my kids feel in a certain way they feel like they shouldn't have been born 😭
2026-10-16 11:54:19
5
Beelo bilicsan :
Ifrax yarey tack
2026-10-16 09:55:33
1
Amina's soft stitch :
my 6y old wuuba ooyaa markan kula ciyaaro wankunacay😢 labada dhaqan ee kale maba sameeyo alxm
2026-10-16 10:05:00
2
mabsuud dhool :
ana wan ku dhah wan ku nacey
markan lahadalo anigan waxey igu dhahn wan ku nacey anigabey igu so noqtey walhi
2026-10-16 10:27:13
1
nimco nawal :
maansh aallh maansh aallh ❣️
2026-11-03 19:21:59
1
dugsiyaaa :
Wan ka ilaalin doona insha alllH kumana odhan doono alle haka jasaa’i siiyo🥰
2026-10-16 13:57:09
1
zianab :
abaayo ifraaxay waxa badan kaafaaiday jazakala alaahaka abaamariyo👏👌
2026-10-16 17:44:36
1
fariiha :
Alxmdulilah intaba masameyo hooyoyinka sameyana Allah so hadeyo o dhibka ey daremeyan Allah fududeeyo
2026-10-16 10:47:14
1
Zaynab💎 :
shukran abyo
2026-10-17 05:28:23
1
ha igu so dagdagin☠️🦁 :
baayoy mcney group igu soo dar waan ubaahanahay🥺🥺 sababto ah waxaan aahy hooyo kaliygeed culays saaran yahau
2026-10-16 12:11:34
2
zeinab :
mahadsanid apyoh masameyn dono insha allah baby gayga hada 2years sidaasna ma dhaho🥰🥰🥰
2026-10-16 11:20:22
1
indha uron ina mohamett :
sax m.aa allow nobarakey carurta
2026-10-17 03:55:45
0
adonti alle :
aniga isma xakamayn karo wlhi marmar waxa darema inaysan cayaalkayga agtayda aman kuahayn markastana waxan dhaha wan idinka tagaya 5sano iyo 4sano 3sano bayjiran habaynkasta wan lailmeya markay sexdan pls talo isii mahabaro markan xanaqo waxan dhaha kaliya illahay khayr haidinsiyo
2026-10-16 17:44:11
0
آيت الله 🫀 :
ani waligey hal mar ban ku dhahay bis waa idhibteen hooyadey ban iska aadaya maalintas ilaa maanta wiilkeyga wuxu idhaha hooyo ma iga tagee ama waa iwadanee lkn dib uma dhihin wan arkay inu sameeyay
2026-11-06 18:51:46
0
zaara 👸🏿💕 :
walahay intaba wadhahaa hada lkn gu aan baan gadhayaa
2026-10-30 07:14:03
0
Samirbadan😔 :
yah
2026-10-17 05:42:33
0
MARWADII QARANKA @ :
wlhi intaad shegtay waan ku yidha
2026-10-16 22:56:38
0
Siman037 :
Alxm intaba kuma samen
2026-10-16 12:19:05
0
To see more videos from user @ifrahmoalim, please go to the Tikwm
homepage.