aniga dhibka I heesta wuxu yahay socodka marka jidka socdo dadka dhan inay isoo fiirinyaan baan u malynya oo wax iga sheeg shaagyan cuqdad baan qaaday walhi xataa anoo debada wax uga bahan baan iska jooga bal isoo sheeg wax xal ah dr walhi bilhi tolhi dacad bay iga tahy😁😁😁