ani waxan dhahaa yarabi sida aad ayaga iisiise sabar io dulqaato aan ku heesto isii😭
2026-10-16 14:32:41
37
warfaa aar🦁 :
Ana Abaayo horta 3dexdii aad so sheegtayba wan samyeya lkn ana mar mar waxan dhaha ilaahow cadabkaga kaa magan galay yaan dhaha wallhi markas way iso wada firinayan
2026-10-16 13:12:41
1
S🤍 :
Mararka qaar wa oyaa ani hoyonimada waxey ibartay dulqaad 😳marmar wa dila wana kuqeyliya mana is xagameenkaro 🥺
2026-10-16 22:21:09
0
Samirku waa guul😭😭💔💔 :
Ani hadii wax iga haleeyo waan ka aamusaa iyagaa iraali Galiyo wey idareemaan mid baa igu xanaaqo 1sano bar jiro mararka qaar anuu wax igu dhuftaa Wan ka amusaa ilaa asi I dhaafo kadib intuu ii idaamo laabta igaliyaa mana canaanto balse Markey faraxsanyihiin wax kasta u sheego hadey xanaqsanyihiin waba ka amusaa
2026-10-17 22:11:14
1
xamdi :
shukran taliso
2026-10-17 05:56:51
1
RAMAS🧕🏻📿🍁 :
abayo aniy waxan hesta gawar 5jir iyo wiil 1sano bar abaayo aniga waxan ahay hooyo mar wallbo madaxa buqu ugufuran abayo gawadheyda weydhibadan tahay markey idhibto sadax mar ayaan dhaha hoyo jujiy waxad sameyneyso markey igadiydo wan tuma lkn wan kashalaya iyadan marka wax udido wexey iledaha hoyo wan kudhibsadey adiy hooyo fican matihit aye iledahay ana qalbiga ka ooya abaayo wayo xanun ayaan darema markiy sidas idhahdo lkn wey iraliy gilisa ayada majeclo ina ka amuso mar wllbo hadal xun afgeda kasubuxo wexey irac siney hooyo rali noqo wan qaldumay aya idhehey 🥹😭😭😭😭😭😭😭😭😭
2026-11-07 14:38:48
0
Kaafiso ✅ :
Wllshay gacalo ifraah❤️
2026-10-16 13:11:55
3
Marwo :
Walhi ani waxaan dhahaa ilahow sabarka ii siyaadi aan umadaman oogu dulqaato
2026-10-26 20:09:55
1
riifa hasan :
wlhi ani saasa ahay ilahow sabar isii aadhaha inaa dilo xitaa waa iska dhafay qeylada igu hartay ayadana sidaa iska jari lahay falkeeda ku jiraa
2026-10-16 15:51:15
4
user4692595532113 :
3 jir io sanad jir oo wilal eh marke i dhibaan waxan dhahaa illahayow samir isii aan ku koriyo ilmahan
2026-11-03 09:09:04
2
queen :
walhi aniga hataa wan dahaa iyo Allah idin barayo ayan dahaa
2026-10-16 14:00:41
0
dhalaan care 🤱 👚🛍️ :
😭 Wlhi mararka qaar markan wax aan ku sameyo waayo intan ooyo ilahey barya dhaha rbiyow iixasili dulqaad aan ku koriyo rabiyow isii cunug dhago adeeg badn armkisa ku shaqeynyo waxs jooji lagu Karin alxmdulilah MA habaaro
2026-10-16 15:48:51
1
nimco🎀🧚♀️💝 :
Wlhi sabar isi io dulqad aya dhaha alx
2026-10-28 16:36:12
1
ila janno♥️💯 :
aniguba waxan isku dayaaa afkayga inaan ka ilaaliyo habar iyo hadalo xun
ilaahy ha nala koriyo🤲😓
2026-10-17 04:49:03
1
siman abdullahi :
ilaahow noo daa sabar badan allow nasii
2026-10-17 20:34:02
2
Maryan mohamed :
😭😭😭😭
2026-10-16 15:55:33
1
MuNa Liza :
Anigu hadaan kuxanaaqo waxaan kudhaha Allaha idinbarakeeyO
2026-10-18 05:53:37
0
Fahiima sharif :
ilaahow sabar iyo adkeysi isiii ayaan kuqeyliyaa iyo inan dhaho hebelow kheyr allah hakusiiyee ha idhibin
2026-10-18 21:34:24
0
taliso yarisay💯💞 :
wxas io kadaran dhaha mrkay iga xanajiyan lkn sida kle wan uronahy way qurux bdnyihin alx
2026-10-16 13:26:53
0
Habsa Ali :
wlhi ana sas dhaho ilaho sabar isii yarab kheer allaha kusiyo wayahay aa dhaaha alahamdulilah 🥰allow kheyr kusii ayan dhaha alahamdlih allow nala kori yarabi
2026-10-21 11:29:02
0
Ciil-tira💅👩🎨 :
😭😭😭😭😭😭😭😭
2026-11-08 08:37:24
0
Zي،naب ZuyuO🦋🌸 :
ifrah Abayo ani dhiwaataa ihesto waxaan hestaa hal wiil waxaan ahaa intaana dhalin wiilka qof dulqaad badan jecel iney ilmo dhasho oo hoyo noqoto hada wilkeyga waxuu jiraa sanad iyo afar bilod saa idu udhib badan yhy mararka qaar waan waan dilaa dilkisne ma ku qanacsani mane is xakameen kari maxaan sameyaa markaa dilo dibaa kashalaayaa welibo waan ooyaa talo isiiya 😭😭
2026-10-20 11:07:11
0
Soft girl🦋🎀💞 :
hal xanuun bay haystaa haddaad talo iga siisani waan kuu duceynaya anigu caruur yar baan haystaa hooyo shan ciyaal korinaysaanaha iyo ka sii badan caruraneeda wahay baan hayaa dhammaantood adigu weyn sameeyeen korkooda mataabto ma canaanto ka sanadka iyo jiro wiilal siman yihiin laakiin marka xanuunkaas ila yaraantay waa la noolaa mar walbana xanaaqo korkeygaan wax ka jarayaa moogii wixii aniga islama lagama yaabinmihii kula dhaco dhaqamaa sidii iyo wada simanyihiin xanuunka waxaan iskaga daweeyay in sheeg🥺🥺🥺
2026-10-16 15:35:03
0
To see more videos from user @ifrahmoalim, please go to the Tikwm
homepage.