@dr.quetta0: Hadii aad la dhibantahay Calaamadahan Cudurkaga wa Sciatic Nerve.#DrQuetta #sakiinahospital #sakiinahospital #DrQuetta @SAKIINA HOSPITAL @Dr. Abdinur Farah M Gaarey MD @Dr Abdiaziz A Warsame @Dr. Said Muhsin

Dr Quetta
Dr Quetta
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 16 October 2026 13:05:00 GMT
108941
4704
92
1596

Music

Download

Comments

juweria_12
جُوجُو❣️ :
Wlhi ana kudhibnaa. Dhaqatir bdn aaday ugu danbeyn hal doctor ifahmy ine nervo ihaayo oo cirbad idury kher allah siiyo malinkaas igudanbesy xanunkas😭
2026-10-17 04:51:58
3
kaligedtalizo32
istu.bbe :
aniga hda isbtal ada wxi i hayay waanba ilowa tan kle wixi sida lo shego mawa aqano😂
2026-10-16 17:11:15
60
umusamar44
umusamar44 :
xarunta waxagee
2026-10-16 22:16:23
1
dhowrsandumar0
Aan💃👑🫶 :
Dr magalade Somalia ka joogta hooyo 25 years la dhiman meelo badan geenay plz xage joogta iso jwb
2026-10-16 15:29:26
0
sumayocadey170
naahida :
haduu yhy haldhinac kwrn dr madax gees kaxanuuno gacanta midig lugta muxuu yhy🥺
2026-10-29 18:43:00
2
aishacuud684
Sara🩷 :
Ani uurka marka leyahay igu dhaca maxa xal ah dr
2026-10-16 21:19:08
0
fahimaahmed421
sharaf ahmed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫶 :
wlhi lugta bidix ayaa i xanuunto iyo qorta walina dr uma tegin yaa allaah iga badbaadi [Crying]
2026-10-17 14:11:20
1
user9188406748090
user9188406748090 :
waa xagee dhakhtarku ama cusbtaalku
2026-10-16 17:59:39
0
fartunlucky1
Iyada💅🥰 :
Aniga muda 9sano ladhibanaa wax kaxanuun badan mlahan ilaa heer waxan gaaray an satiirta kakici waaya,suuliga tagi waaya. kursi kutukada ugu danbeyn dawooyin badan baan qaatay. waxa ugu fiican icaawiyey Exercise loogu talagalay Alxamdullh isma dhaheen waad kacaafimadi.
2026-10-17 07:58:40
5
talisogabarqaran
🫶🇸🇴❤️ :
dr maxa keeno lug bidix said u barare marke cadada iso dhawdahay marke igu dhacdane cadi iga noqon bararka iyo luga jilibka waxa ka hos oo xilayada qaboobaha robab idini kaama
2026-10-17 10:29:26
1
drsudgon
Drs asturan ina abdirashiid :
Ani 3 sana isku arka hosbitala berfiw la Carlotta Alabama
2026-11-06 09:06:01
0
faaduma3324
' :
dhaqatarkan isbitalkee ayuu fadhiistaa
2026-10-17 11:11:18
0
ayaniitaa20
ayaniitaa20 :
Qofka urka leh dawo maqadan kara Dr
2026-10-17 11:30:35
1
user6758378597887
SAF :
MashaALLAH Waa Salaamantahay dr Abdirashid Aniga ayaa iga daaweysay waad mahadsantahay Qeer badan
2026-10-16 19:50:54
1
kalexo
w warersan ... :
Dr sekuguhela
2026-10-16 19:46:12
0
qoqagafafan1
kaka poy🕺☠️ :
dr xagee joogtaa
2026-11-04 09:12:18
0
bgcl4
BINTI AMINA :
alxm marko misanka igu badnaa yaay ixanoneysi alxm hadha 32 kg iga dacdhi
2026-10-16 19:22:16
1
aamina5879
aamina :
anigaa qsba xanuunkaa
2026-10-16 16:10:22
0
shukrishacni77
shukri shacni :
Dr 6sano Ayan la dhibanahay
2026-10-16 16:43:06
0
caat988
my :
Aniga wey ixanuuntaa meshaas lkn Dad baa igu dhahay waa dhiiga ek fashinka
2026-11-06 06:00:42
0
sacdialuul0
sacdia luul :
anga after cs ayan noqday lugta midig almost 6yrs
2026-11-03 07:26:27
0
beecsameonline
aamino :
Dr xagejogta
2026-11-04 12:53:13
0
siyadi.kulane
Siyadi kulane :
acs
2026-11-04 11:43:17
0
2.2.2.2m2
mariam❤️🦋 :
ana kabubya igahaya
2026-10-16 16:47:46
0
To see more videos from user @dr.quetta0, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About