@username___mohamett: Kwrn Tahriib Aadan Ka Cabsi Qabin Dhibato iney Naftaada Soo Gaarto Waxa Cuntid iyo Meel Aad Sexatana Aadan Ka Murgeynin Cidamada Dalka Ayago indhahoda Shanta Yihiin Oo Ay Kula Socdan Baa Safarkaga Wadaneysa Marke Ku Weydiyan Mesha U Socotiin Oo Ay Doonta Ka Baxeysa Adigo is Leh Ha Ushegin Baa Waxad Arkeysa Nimanki idiin Waday Oo Ushegaya Waliba Runta Ushegaya Meel Been Ah Aaney U Shegeynin Sawabto Ah Cidanka Cidna Ma Rawaan Kaliya Doonta Ayey Bujinayaan inteysan Badda Korin Mararka Qaar Ciidanka Ayaa La Dhagaxeynaa Si Aysan Doonta U Bujinin Cajiib😅Kaliya Cabsidaada Oogu Weyn Waa Gorma Halkan Ka Bixi Doonta Oo Halkaad Rabtay Gaari Doontaa Runti Waa Nimco ay Fahmi Kara Dadki Libya iyo Algeria Soo Maray Ama Hadda Ku Jira ilahay Ha Usoo Fududeya Ee”

♍️𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐭𝐭🤍
♍️𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐭𝐭🤍
Open In TikTok:
Region: GB
Friday 16 October 2026 14:15:00 GMT
14747
993
49
101

Music

Download

Comments

maiza_yar
Xin_fanin😍 :
Meqo sac ba kujirten bada france iyo uk bro
2026-10-16 19:54:16
9
layaan9063
Layaan🥰 :
alxm finally wan Kaso gudbey waxas dhan UK Ka mero idhahdey inta hada Ku jirta neh Allah ha uso fududeyo
2026-10-17 00:19:37
5
azaarrr.r
Azaarrr :
tahriibka saxda ah libiya waayeh inaa askari dhagaxeyso iskadaye xitta hada fiiriso maxa iifirise lagugu dilaya ilma khan 😅😭
2026-10-16 18:03:11
23
updineyga1
Updiwali11🇪🇺🇬🇧 :
Hada soo gali Netherlands 🇳🇱 waxba myaalane
2026-10-18 10:43:35
1
rd____23
‘’Sky’’ :
wali ti libiya ku jiraa😭
2026-10-16 23:51:58
11
faatma89
fatma🌸🤎🇬🇧 :
3bil jungalka ku soo qate alla allahow adaa isoo dhafiye meshas
2026-10-16 19:53:39
1
fariido148
SuHuurr🔥😌 :
wlHi waasoo taHriibi LahaaYen wlaaLahay uGa yaryar ubaqaa inaYiwayan ana iFtiin nuurba u ah kma baqeen wadadaa dheer ee isugaysa Lkn ayaga ubaqay🥺🫂❤️
2026-10-17 01:58:55
9
vaahiyee
C rahman Faahiye :
Diyaarad ban so raci hda fashil miyaa😭😂😂
2026-10-17 18:22:32
0
salmaabdirzak1
salma 🦋🤍 :
sidas fudud miyaa Aman caawa so baxa😭😭
2026-10-16 16:28:10
4
timacade21
Timacade 🇸🇱🇬🇧 :
Dhaxan iyo roob baan nafta ka qabanaya 😂
2026-10-17 10:14:45
3
nuuroh02
flower👻 :
tahriibka ma ii maceyn rabta mise wa dhab
2026-10-16 15:10:49
1
duliye01
نَجْلَاء :
wlh wa xaqiqo alle hadinso fududeyo hunoyal anigu wan kaso gudbay Alhmdulilah dhibatadi Algeria an kaso maray iyo sidan France kuso arkay France wa wadanka Europe ugu gobsan o ugu wangsn dad gob ah ba ku nool ciidanka iyo shacabkuba ilahay haso hanuniyo intan Europe so arkay wa wadanka kaliya e an dadkisa jecladay
2026-10-17 10:08:23
4
nasma20262
Nasma💎 :
Xasuus
2026-10-21 17:10:03
0
aisha___37
🎀 :
Pls ciidankas lipiya hala keeno😭😂
2026-10-17 11:07:13
0
amal77673
amal💓 :
Tahribka saxda libya bu yal wlhy
2026-11-02 18:00:00
0
its.hanad62
it's hanna🦕💕🇸🇴 :
wa arin kle😂😂😂
2026-10-16 15:10:45
2
asma.aragzan8
Asma Aragzan :
Zxb wa iman raba war igasi 🥺🥰
2026-10-28 21:58:40
0
zapriin34
niira :
intan jungle jognay say inoo daryeli jiren baa wax loo dhigo jirin dowlada france abaal bay inoo gashay🥺
2026-10-23 19:44:01
2
zumayo88
SuMaya 🪷❤️ :
Bufis la dhiman Rabaye run miya 😂😭
2026-10-16 18:45:03
0
sayuuu248
xiDiG○ :
kuwa Libiya may sas iska noqdaaN
2026-10-25 20:31:17
1
abdi.mahamed167
Abdi Mahamed :
12 sac bade kujiray ooroob leh wan kadhabeyay today London dhexdeed
2026-10-17 15:31:51
1
xaaaji48
Xaaji :
Waxaas haku faanin wa lagu arki karaa waa talo ka Saar sxb
2026-10-17 18:16:02
1
umaljano2
Idhadeeq meal❤️❤️🎉🎉jano :
Europe mxay is dhanta bal watas bad halis wa la so Galaay Uk iyo waxba isma dhanto uk Rag uma Fcn baa
2026-10-17 02:52:33
1
karti.badan378
Karti badan :
Alla dadka faransiiska oo kle inta aan aduunka dad so arkaaye dad ka nasab san wiligey ma arkin
2026-10-22 10:30:50
0
rajo7542
Rajo :
waa runta wll isoo duceya 3bila baan ka bixi la ahaya mesho
2026-10-24 06:57:05
0
To see more videos from user @username___mohamett, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About