@farxiiyo80:

farxiiyo degen
farxiiyo degen
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 17 October 2026 11:09:08 GMT
118276
14986
479
3750

Music

Download

Comments

dheman9706
comanti wareeg tooy :
anoo deenta iga dhamaan hadaa dhinto cidna ay ogeen inan deen ku soo qaatay ka warama asxaabey
2026-10-18 03:11:24
254
isna12.6
🖤IS :
iphone ma dhibtiin
2026-10-17 18:21:09
55
fardoowsa.axmed.x
Fardoowsa Axmed Xuseen :
wlhi waarun
2026-10-17 14:09:44
30
bintifadima
ᒪᗴYᒪᑌՏᕼᗴYYY🫶🏾🤤🦋 :
marka hore lacak soma ahan abyo
2026-10-17 13:45:21
13
luxurybusinessvibe
Kariz_Luxe🎀 :
.75 hadaa waayo 1amalin mobilka mliiga ceshana marka
2026-10-18 11:52:52
27
shukrishacani4
شُكْرِي :
iPhone ma yala waxas ma rabe
2026-10-17 20:45:05
5
butterflygril60
butterfly 🦋 :
anaa heesto lkn qaali 298 wye
2026-10-17 16:07:48
7
ceyni74
ꨄ︎ :
talefon kasta😳
2026-10-17 15:53:48
7
liilbrown
Lii Brown :
dadkeey dhaceey
2026-10-17 20:26:55
4
ina.mohamed811
Nafyarey 💗 :
iPhone ma dhiban
2026-10-17 21:33:53
4
siman362
🐍 :
Zamzon Miya 75.0 kabixina Aba iPhone 18 MabixiYana 😭😭 kaaas Raba
2026-10-18 06:09:11
6
amran.081
Beerlula 𝐒𝐭𝐚𝐫🌬️ :
Warkas mala hubaa
2026-10-18 12:59:37
3
hayaat848
Nobody knows my story :
iphone ma helaa
2026-10-17 17:14:42
1
gabarmasaresaransoor
Saara...Somal🇸🇴🇬🇦 :
A56 aa benta is ka dhaaf a56 is kadaye wax uu dhow mayalan😳
2026-10-20 17:25:24
1
moelmi14
silent but deadly 💨 :
no way A56 saas umaba eka
2026-10-17 22:17:44
4
goshamudug0
iqlaas♥️⭐🫶 :
anaan haysto 298 waye
2026-10-17 17:06:48
1
safaaqaali1
Safa qaali :
iPhone ma hela 😂
2026-10-17 17:40:28
0
dheerow07
tall man 🇸🇴 :
270$ waye sanadki suuqa ina 170 kayar uga hesho macquul
2026-10-18 06:49:35
3
iqracodka
iQra Ally :
RAM 4 le wye
2026-10-18 01:54:54
2
hasanfaatax
∛𝐡𝐚𝐬𝐚𝐧☜♡☞ 𝒇𝒂𝒂𝒕𝒂𝒙∛ :
1 sano maalin kasta waxaad bixineysaa .75 sin bel 22.5 sanadka 270$ iyo Diwan gilinta 25$ tutal 295 mana u qalmo anaa qaatay waan ku sirmay 😂😅😅😅
2026-10-21 14:56:52
3
najuumaa
iNa Ahmed 🔏 :
markee iphone 18kenan iso shegaaa 😂
2026-10-18 02:31:38
1
nimcaahmed07
NimcaAhmed :
waa meeqa mobalkan
2026-10-18 01:24:06
1
sabiriina18
Boqran❤️ :
Ano lacagti denta iska dhiwin hado iga halabo kwrn 😭😂
2026-10-20 13:14:08
0
qaali112
ifka nolasha waa adi💝M :
waan ku hestaa wlhi waan u duceyay
2026-10-17 18:43:15
1
farxadaanigaasamaya
isku 🫶filan🫀 :
bishii ayaa dhibaa ani
2026-10-17 17:51:16
1
To see more videos from user @farxiiyo80, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About