@apdirahmaan4770: #CapCut WAA KUMA GEESIGA XULKA SOMALIA? ✅ Gacan Dahab KHALID MOHAMED ✅ From Mombasa to SOMALIA ✅ Tariikh & Bandhig cajiib ah. Khaalid Mohamed Nur oo ayaa cawada dhigay taariikh cajiib ah kadib markii uu 3-rigoore ka badbaadiyay xulka Rwanda U17 isla markaana Somalia U17 u suuragaliyay iney u gudbaan Final-ka tartanka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers 2026. Khaalid Yare wuxuu ku dhashay Nairobi kuna soo koray magaalada Mombasa ee dalka Kenya Sanadkii hore wuxuu dhameestay waxbarashada dugsiga sare isagoo ka baxay dugsiga Tononoka Secondary School ee ku yaala Mombasa. Bilowgii sanadkaan wuxuu noqday goolhayihii ugu da’da yaraa ee kasoo muuqda horyaalka heerka 3-aad ee Kenya, waliba qeybta waqooyi kadib markii uu u ciyaaray kooxda Ziwani Youth FC. Da’yarkaan wuxuu ka mid noqday goohayeyaasha ugu fiican horyaalka, haddana wuxuu wacdaro ka dhigayaa tartanka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers 2026. Khaalid wuxuu ii sheegay inuu taageero iyo garab istaag ka helay goolhayihii hore xulka Soomaaliya Mustaf Nakuuja 🇸🇴🙌🏾👏🏾 KU DARSO: Wuxuu shabaqa ka ilaashada xulka Kenya U17 kulankii ugu dambeeyay wareega group-yada kulan ku dhamaaday (2-0). Geesi walba marbaa lagu qoraa taariikhda, maanta ayey aheed maalintiisa, waana mid ka mid ah xiddigaha mustaqbalna leh ee Soomaaliya ay heli karto 👏🏾👏🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾

Updy Rahmaan 28 ⚽️🔥
Updy Rahmaan 28 ⚽️🔥
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 17 October 2026 17:35:47 GMT
22380
3461
46
126

Music

Download

Comments

yurub.omar5
cayayaaan buufiso :
geeshi yaasha soomaaliyeed haguullayistaan💪💪💪💪💪💪💪💪💪👈
2026-10-17 23:16:51
9
almazlucky0
ALMAZ MK🦢🤍 :
wllke mcn 🫡🇸🇴
2026-10-20 09:26:19
1
precious.pearl153
💎 Pearl Queen :
2026-11-03 06:34:26
0
safia7286
safia :
gesigen khalid gacan dahab❤️❤️
2026-10-22 11:40:50
0
umu.marwa44
umu marwa :
2026-10-18 05:58:23
1
seynab.cabdulaahi14
Seynab Cabdulaahi :
2026-10-25 11:28:39
0
kawsar.salebaan67
mss. Aragsan⚘️💐 :
gulaysta🥰🥰💋
2026-10-19 17:46:28
0
adan.hussein.muha
@Hatraawi__Hussein __88 :
khalid
2026-10-18 06:11:52
0
siman.osman3
siman osman :
2026-10-20 10:11:10
0
galyeltf
dhiirane 💬💙💞🤙 :
Gul marwiba sxb adiga iyo cayartofa kale🥰
2026-10-22 07:31:01
0
cabdulaahixasan030
cabdulaahi xasan :
2026-10-20 16:25:16
0
ugbaadcadey4
maarish ina abdi baadi :
2026-10-20 18:39:43
0
iqro7306
🤍Mrs. iqros👸🐪♥️ :
gul gesigena♥️
2026-10-19 16:29:28
0
ina.guhad5
ina Guhad :
2026-10-19 17:18:00
0
sal4a2
zalma❤️🫂 :
gezi dhiranoo
2026-10-19 16:59:34
0
itsmeikraan
ikraan ❤️😍💋 :
darbi adag 🩷🏆
2026-10-19 07:56:40
0
daganreds02
Mss dagan ❤️💎 :
Gacan badbado kujiranaaaaa 😩😩😩🥰
2026-10-18 13:39:47
1
xaa304
xaawoluul :
2026-10-18 14:52:28
1
baqorda7
baqorda :
2026-10-18 12:35:08
0
baqorda7
baqorda :
2026-10-18 12:35:17
0
baqorda7
baqorda :
2026-10-18 12:35:11
0
precious.pearl153
💎 Pearl Queen :
2026-11-03 06:34:28
0
mesiyare
bayruuz122 :
soomaali
2026-10-18 19:29:44
0
baqorda7
baqorda :
2026-10-18 12:35:20
0
amiirada273
Amaya💜🙈💌 :
hambaleyo wiilashena soomaliyed
2026-10-18 07:58:33
0
To see more videos from user @apdirahmaan4770, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About