waaa run gabdhyda 3jir TV iyo mobil See udaawanaysay hadlkeeda Lama fahmo😳😳😳
2026-10-17 19:38:41
17
marwo :
2sano ay jirtaa tv iyo mobel midna mataqano madawato warne hal mataqaan wixii alle waxbaraa baranaya idhaafa anigaa kudadalay ineysan wax dawan mana dawato hadalne mabagaraneyso
2026-10-18 12:58:38
6
bogyar3 :
Weyba igu dhacdaya seen oga jaraaa walaley
2026-10-17 21:16:09
5
Anab Abdi :
Allow noo caafi ilmaha
2026-10-17 20:34:43
2
zeinab :
ala abaayo babygayga wa 2jir inta shegtayba wu yahay ilaa hadana waka reebi la,ahay telefonka ani io asagana wa isku warernay mararka qaar wa iska ooya waxa sameyana ma aqaano 😭😭😭 side uga reebi kara abayo iso jwb😭
2026-10-18 03:44:15
0
Boqran🤴❤️ :
Abyo Ani sanad iyo 10bilod bey jorta Ipad Ban uso gadhay hadanh markaan isdoho kareeb wey oysaa mana hadleyso mama baba leey dihii mxan kusameyaa
2026-10-18 15:35:36
1
🌸👸 :
Alla mahsanid abaayo waa iga soo gartay
2026-10-17 22:17:42
1
hoyaded jacel ❤️ :
wa gormee wa mr an ka dharjiyey lkn ni kma badin jirn marr aan howl hyo le udhibi jiray😁
2026-10-18 10:14:23
0
Bakaylaha hooyadii❤️🦒👸🏻😘🐎 :
wiilkyga taleefoon inuu daawado dabaduu ka jecelyhy inuu Aado Oo ku soo ciyaaro😂😂
2026-10-18 07:12:20
2
muna Mawliid 💄 :
Lkn hadda wan ka dhaafay Lkn warwarsanahy
2026-10-18 09:42:48
0
Ayaan Beauty💄🛍 :
1sano 11bil wan ka ilaaliyay lkn hada iney baratay ila tahay wan ka jari
2026-10-18 05:59:01
1
bintu yusuf :
ax Allah hygisoo qaadi shashad noockasta ahaatee walee casharbaan kasoo barataye ilmo da bana uma shidin ilmahayga curad intaad sheegtayba qali marka gacan qaadka Laga reebo waanku arkay waayo isagoo aad uyar baan u ogaaday wax dawashada sanad iyo badh buuu jiray walahay dawashada shashadaha ilmaha samayn waynbay ku keenbaa alxm hada intan Ka daaayey isbedel waynbaan Ka arkay walashii oo ay isku xigaana afsomaliga wuu KU baraty alxm Yaa rabiii[Heartwarming][Heartwarming]
2026-10-18 12:58:30
0
queen 👸 👑 ♠️ :
alxmdulah wan ka ilaaliyaa
2026-10-23 19:10:36
0
Schmetterling🦋 :
Malinku 2 sano so gadhay ayan 30 min wiigi mar mise 2 mar tv tellna waligiba ma dwan kadib hadana waba ka jojiyay inti yarayd an u shidi jiray aniga said u necbahay 📺
Wayba i heesataa halahaas dhan mar hore ina arka ii fcneed videogan 🥺 hada maxa xal ah 5sano bu jiraa hadlkiisana ma la fahmaayo yaa xal ii sheeginkaro hada wn ka joojiyye mudo 8bil ku dhaw hal mar ma siin lkn wr sxn ma haayo
2026-10-18 16:18:00
0
suweissa :
Wa laba jir halka malin jimcada le udara hadalkis na lama fahmayo
2026-10-18 02:38:58
0
Shuceyb Isxaaq Aamin :
wiil 4jir aya iijogo mana harsanayo dulqadna malahan melna ma fariisanayo ohintisa weybadantahy wuxu kuciyaro markan siiyo 1sac maheysanayo ama wujajawina ama mutura dib ugumalawanayo aadbu udhib badan yahy
2026-10-17 20:18:34
4
Amal🎀❤️ :
Cuntada ku siiya tv wlley maxa sameya 😳
2026-10-18 06:38:14
0
samajecel21 :
2023 ilaa markaas waan ku daawadaa waxabadanbaan kaa faaiidey hada gabdheyda hal sano iyo , bill bey jirtaa TV iyo shaashad midne ma taqaano markasta waxaa la igu dhahaa maxaad ugu diidaa gabadha ha caburin balse waxey moogyihin in aaan koorsada ifraax qaato
2026-10-18 03:35:39
2
Sara ᥫ᭡ :
6jir ban no jooga isago 8bil jira lagu bilaabay waka manta afsomali yaka so sarayade ilhay unbaa bari karee
2026-10-18 17:05:29
0
To see more videos from user @ifrahmoalim, please go to the Tikwm
homepage.