@vote4nabila: Musharrax Nabila Bashir Hubey ayaa ka qayb qaadatay soo dhaweynta ardayda cusub ee Jaamacadda SIMAD, iyadoo qayb ka ahayd munaasabadda lagu soo dhoweynayay ardayda ku soo biirtay jaamacadda. Soo dhaweyntu waxay ahayd fursad lagu xoojinayo isbarashada, wadajirka iyo dareenka ka mid ahaanshaha bulshada SIMAD. Vote4Nabila 💚 #Vote4Nabila #XAJSi2027 #NabilaHubey #SIMADUniversity

vote4nabila
vote4nabila
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 19 October 2026 14:44:08 GMT
5205
981
13
58

Music

Download

Comments

qweenalizahkhan
Qween Alizah Khan :
Gabdhi u qalantay imaday napila❤️😻
2026-10-19 18:00:30
9
swerizz2
SaGal Mahad weriz🌱 :
Guleyso nabila👏🏻👏🏻👏🏻
2026-10-19 15:01:36
3
queen4246789
Warda queen 🫅🏻 :
Madaxwenaha 🫅🏻❤️💋
2026-10-19 14:47:02
6
kadhanproduct
Kadhan products🌸 :
Madaxweyne lagu baqi mayo ❤️
2026-10-19 14:57:09
7
hamiidaaa1
Xaragoo🌸 :
Wadaxwaynaha soo socda 💕
2026-10-19 14:45:57
6
aishahassan.00
Aisha hassan :
guuleyso walal nabiila👏
2026-10-19 16:23:47
2
halimaali100
ina Ali🤗 :
Guuleyso nabila ❤️🥰
2026-10-19 15:10:46
2
azmuuhaji
🦢Ezmma✨❣️🦢 :
guul nabila
2026-10-20 17:32:29
0
muscabwadani1
loyal leader muscabwadani 🇸🇴 :
madaxweyne nabil guul l.
2026-10-19 18:53:39
1
jasmiintaajir
Jasmiin taajir❤️‍🔥🇸🇴📸👩‍💻 :
🔥❤️
2026-10-19 14:48:53
3
bariyey107
￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ :
vote nabiila
2026-10-20 15:41:20
0
abdallabakat
ABDULLAHI Abuubakar❤️👤✊🏿⏰ :
@vote4nabila edo macan guleyso Waxa tahy pqorad karti badan 🧕🇸🇴
2026-10-20 14:00:10
2
eng.mohaan
Eng.Mohamed :
👏
2026-10-19 14:54:18
0
To see more videos from user @vote4nabila, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About