Hoyo wan samray Lkn Ina udhinta kabaqaya murugadann
2026-10-21 22:02:57
59
maxamed amiin☠️ :
hooyo m c n muumino[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-05 08:54:45
0
SahanTv :
thanks mum
2026-11-04 19:09:09
0
sucaadocapdi :
hooyo mcn wllhi habeen walba oohintaa ayaan kuseexdaa ciil io uurku taal ayaan qabaa culays badan ayaan dareemayaa
aniga oo jooga oo rafaadsan baa lashukaansaday oo waliba laguursaday oo xitaa aan laydhihin hoo intaa raaligalin u qaado walina la noolahay
qofka saa ii bahdilay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
2026-11-04 07:04:55
4
nayran qurux❤️💙💚 :
hooyo mcn wllhi wankujeclhy
2026-11-04 18:04:35
0
Hakimaa Qassay :
im crying you are talking to me
2026-11-03 19:30:29
0
Edepsan :
anigu waan daalay garabna waan waayey😭😭
2026-10-21 21:54:59
15
zuhuur jano🥰🥰🥰😍 :
Hooyo anigo uur leh ayan dhibaato badan la kulmay wuu i bahdila culays badan ayan dareemaya ii soo.duceeya 😭😭😭😭😭😭
2026-10-22 13:38:32
16
janoy❤️🤤👑 :
shaqo rabaa 😭🤲🤲
2026-10-22 11:48:17
0
ashalul66 :
Hooyo macaan I'm crying you are talking to me hooyo❤️❤️❤️❤️🥰
2026-11-04 05:49:18
0
queen mariya :
hooyo wn dalay maskaxda ka dale Ina nasta rba ilmaha aabohodna ilama jogo waxna iguma siyo kuwi dad Ii xiga ilmaha dartod igu ciqabay hooyo sake ila hda wan iska oynaya mela ado ma aqano mela ka baxana ma aqano hooyo😭😭
hoyo ilahy cimirgaga hadhereyo walhi ano hoyo hayta Ayan hada bila hoyo aha sad uficanthy hadii ay hoyaday uficnan lahayd walhi malin ma cishode Alaha kubarakeyo hoyo qaliya tahe
2026-10-22 04:41:37
2
lajecel31 :
Aad iyo aad walhi hoyo allow ii kori caruurta noloshana ii fur fur
2026-10-21 21:28:24
2
Hamdi queen💖 :
Wan dalay wlhi🥺
2026-10-22 07:13:38
2
HaYfa❤️🧕🏽 :
Alah idiinla jirah hppti gabadhkastana alaah nolosha ha u qurxiyo
2026-10-21 21:25:52
3
To see more videos from user @hoyomacan2026, please go to the Tikwm
homepage.