@groundedinneutral: I’ve been wanting to try bunk beds in this room and my nephew + his teammate coming to stay for the weekend gave me the motivation to transform this space. I went with a queen on the bottom + XL twin on top so it works for adults, nieces and nephews, or even two friends visiting. This is the first time I’ve turned this space into more of a guest room than an office, and I love it. Links on my storefront! #cozyhome #cozyvibes

Chelsea Alysa | Home & Life
Chelsea Alysa | Home & Life
Open In TikTok:
Region: US
Thursday 22 October 2026 01:59:09 GMT
3025
143
4
6

Music

Download

Comments

alyssa.q02
Q.Nicole :
Where is it from?
2026-10-30 00:09:23
0
tiktokvideoswatchtiktok
TikTok :
Where did you get the lamp!
2026-10-23 02:06:25
0
jess.of.course
Jess :
Love 🤎
2026-10-29 02:39:30
0
cindiexx
Cindy | Home Decor :
So perf
2026-10-22 02:56:39
0
To see more videos from user @groundedinneutral, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Noloshu mar walba ma aha mid kuu socota sida aad jeceshahay. Mararka qaar waxaad la kulmaysaa duruufo adag, dad ku indho-tira, kuwo aan qiimahaaga garanayn iyo waqtiyo aad dareemayso in dadaalkaagii oo dhan aan la arkin. Balse ogow, in lagu indho-tiraa macnaheedu ma aha inaadan qiimo lahayn, in lagaa hormaraana macnaheedu ma aha inaad guuldarraysatay. Ha noqon qof rajadiisa ku aasa hadallada dadka, hana u oggolaan in sida ay dadka qaar kuu arkaan ay go'aamiso halka aad nolosha ka gaari karto. Waxaa laga yaabaa in maanta aan laguu sacbin, aan laguu hambalyeyn, aan lagu garab istaagin, xitaa aan lagu xusuusan marka fursadaha la qaybsanayo. Laakiin taasi yaanay kaa hor istaagin inaad naftaada dhisto, aqoontaada kordhiso, kartidaada kobciso, kuna dadaasho himilooyinkaaga. 🌱 Xusuusnow! Geedka maanta hadhka weyn bixiya, shalay wuxuu ahaa iniin yar oo dhulka ku qarsoon. Sidaas oo kale, adiguna maanta waxaad ku jiri kartaa marxalad aan cidina arkin dadaalkaaga, balse berri waxaad noqon kartaa qof ay dad badani ku daydaan. Kuwii maanta ku indho-tiraya, waxaa laga yaabaa inay berri saf u galaan inay kula kulmaan. Kuwii maanta awooddaada shaki gelinayana, waxaa laga yaabaa inay berri guushaada ka sheekeeyaan. Haddaba, ha degdegin, hana quusan. Ku soco jidkaaga adigoo samir, dadaal, iimaan iyo Alle talo-saarasho ku hubaysan. Guushu ma laha waqti qof walba u siman. Qof baa maanta gaara, qof kalena berri, balse waxa ugu muhiimsan waa inaadan ka harin dadaalkaaga. ❤️ Ha u noolaan inaad dadka wax u caddeyso; u noolow inaad naftaada horumariso, Rabbigaana talo saaro. Maalin maalmaha ka mid ah, idamka Alle, waxaad dib u eegi doontaa maalmihii adkaa ee aad soo martay, adigoo ku faraxsan inaadan quusan markii ay noloshu kugu adkaatay. ✨ Xusuusnow: Maanta waa lagu indho-tiri karaa, balse berri waxaad noqon kartaa qof aan la iska indho-tiri karin. ✍️ ~ DAACAD YARE

About