Sxbw shaqa adag heyna 3 waqti jiko ah guri dhan nadaafadisa dhar dhaqow Ilmihi noo dheer mar walac thy mar xamilo thy io mar nuujineso weye sometimes ilmaha xanuunsanaya laso jeede habeen io maalinba ninka stress kiisa noodheer oo ka maseersinayo nolosha sida rabty kuula qeybsaneenin marka inte qurux ku arkee wllkey🥹
2026-10-23 21:05:20
4
masmasabdi :
Waxas wa qalad ano la iqabo io ano la iqabinba waan is qurxinaya wayo mar walba waxa iso haraya wa nafteyda 😂
2026-10-22 12:02:44
11
genyo🧕🇸🇴 :
Nin kale aradaynaa nh Na fahan 😂
2026-10-23 08:24:51
0
milyan neerad :
waxaan isku daryelno nama siisaan dee
2026-10-24 15:50:34
7
gaabo kuusay ❤️👌🤎 :
horta ani layma qabo laymana furin lkn haddan fikirkayga ka hadlo
1 waxay is leedahay ninkii Aad jeclaad waad haysata
2 marka la furana waxay isleedahay ninkii ku furay adigoo foolxun yuusan ku arkin iska giiji
3 came back waay quruxdaad arkayso waa musharaxad cusub gabdho guulaysta❤️🥰😁
2026-10-23 12:47:17
4
Mama nura😊👑 :
wakhtigi isaga ay galinaysay bays galisay wallo😁
2026-10-22 16:45:22
4
Nastexo nalka :
waligey wan isqurxiya yaliqbin ama haliqabo nafsadeyda ban iskuqurxiye nindartisa ma iskudaryelo aniis jeclada
2026-10-22 11:15:50
5
nafyar👸🔥 :
sbbta wx wye mrkas masuulyad cunto karin guri howshiis iya ilmo bay galisay nafteedina way hilmaamty lkn mrkn kle masuulyad ma saarna hdy lkn gbdha wx howsha guriga ka caawiyo hysato wy is tirtireysa aniga 3 ban dhalay wlh 1inan dhly lyma moodo ilma habo yar mad u thy ba ly dhaha mrkn banaanka u wado[Tears of joy]
2026-10-23 12:52:02
2
Rakia🫶🏽💕🫂💕 :
iisi midna wana dayacay midna wana dayactirana 😁
2026-10-24 12:19:41
1
Gabar tashatay ❣️💪🤝 :
sabb to ah nafteena aya waqti fiican u helnaa oo wax staress ah ma dareemeeno no buuq baan ku nool nahay
2026-10-25 16:21:12
3
آمال ❤️ :
waa mida isweydiyo anoo gbar ah😂😂 why?
2026-10-22 11:09:33
4
laylo saciid :
haaaa nin cusub barabnaa waxii cusub calamka jecel
2026-10-22 12:25:30
2
don't call me📵 :
That's true ✌🏿✅✌🏿💯✌🏿🤍✌🏿❤️✌🏿
2026-10-22 21:36:23
1
ShuShu :
aniga is weydiyo
2026-10-22 13:53:05
1
Rasmi🦁❤️ :
walhi ani waa yabanhy
2026-10-22 11:06:36
2
Sidra dagan :
Marka lafuro bey waqti I jaanis isu helaan dadnimadoodana ogaadaan in al yihiin dad jira oh ah hadan dhashey mcl😂🥰
2026-10-22 12:41:52
1
asturn ina maxamde :
😂😂😂😂😂
2026-10-30 16:39:46
0
stylean fashion :
haa suuq cusub aa noo furnay wixi cusub calamka jecel
2026-10-31 15:34:10
0
mahraan :
kkkkk
2026-11-01 21:36:25
0
halimo :
Yup thats me 😂 😂
2026-10-30 20:22:55
0
xuralcayn :
2026-11-03 13:42:24
0
mss money :
money
2026-10-22 10:58:31
0
To see more videos from user @gedoboy00, please go to the Tikwm
homepage.