@mogroups2: Arimaha qaxootiga iyo Magangalyo doonka ah 🇨🇦 🇬🇧 iyo wadmada kale 1.Maxay yihiin talaaboyinka laqaado marka la@Dalbanyo magangalyo qaxooti 2. Yaa qaxootiya ama yaasan aheyn qaxooti? 3. Xageed ka heli karta kaadh ka qaxootiga? 4. Adoo wadankaga jooga qaxooti ma noqon karta? #somalitiktok #somaliland #puntlander🇸🇱
mogroups2
Region: CA
Thursday 22 October 2026 17:04:20 GMT
Music
Download
Comments
ZaM :
Group 5 Canada Mala furay wali?
2026-10-22 20:33:24
0
anan🥰🤣 :
wllo mala furay hda midka UK 🇬🇧 group 5 ah
2026-10-23 04:44:04
4
Kaaha nuura💎🇬🇹 :
Wll card qoxoti waa haysta waxanan jooga etopia sidebu igu xarayn kara ama iguso dacwoon kara qof family ah oo jooga Uk 🇬🇧 plz iijwb 😭
2026-10-22 22:02:13
0
aden mohamud osman :
group kii warbaa ka cusub sxb ka soo hadal
2026-10-22 22:06:26
0
daahir :
moha umar waxaad kasoo hadashaa parnaamijka SAH APLECANTION
2026-10-23 15:16:27
2
Balanbalis🦋✨ :
Ethiopia karkooda ban qatay national idga ciil badanaa qaxooti kma noqon karo😭😭
2026-11-01 18:39:06
0
79 :
Sidee ku heli karaa card qoxotiga
2026-10-31 20:03:10
0
MARIYA :
qooxotig keny kuma jiro miya kuwa shegtay
2026-10-23 04:14:05
0
Libaaxada ina sayid :
Mahdsanid aqoonyahan
2026-10-22 17:18:25
0
battery💯® :
sidee card ka lagu helaa?
2026-10-22 17:20:18
1
BLACK MAN☆🇬🇧 :
wllo aniga iyo family gaga wan haysanaa card
2026-10-23 04:28:46
0
𝑨𝑾𝑶𝑶𝑾𝑬 :
5 Group mala furey canada
2026-10-24 02:12:07
0
Ambitious Man :
qoFkii card-ka qaxoontiga u baahan hayla soo xidhiidho
2026-10-23 08:55:56
0
ahmed :
qof kaar qaxootiga ubahan hailasooo xariiro I.a
2026-10-23 14:43:17
0
. :
ardayda qaxootigu maanay ku iman karin uk habka cusup ardaydaas oon waxba haysan
2026-10-23 10:53:26
2
D.R’MOH DARWISH🇸🇴🇨🇦 :
Waa thnks masul uganda oo kale new registered Ama qaxoontiga cusub ee asylum seeker’s waa qabiilaysaa
2026-10-22 18:24:39
1
XURMADLE🦁🩵🌊 :
national ID Ethiopia Qofka Qatay Qaxooti manoQonkaraa
2026-10-22 20:30:40
0
𝔸𝔻𝕂𝔼⚔️ 🇺🇲 :
Asylum seekers īyØ Refugee way kala duwanyihiin ha La ogado😁
2026-10-22 23:39:31
0
Zak Abdi :
👏
2026-10-22 22:02:37
0
Ramdaa :
🥰🥰🥰
2026-10-23 22:54:26
0
xamdi axmed :
😁😁😁
2026-10-27 04:40:24
0
To see more videos from user @mogroups2, please go to the Tikwm
homepage.