@amiir_saas: The magic 🪄 boy arda guller 🔥#realmadridfc #realmadridfc #somalitiktok12 #realmadridfc #realmadridfc

Amiir saas⭐️🩵
Amiir saas⭐️🩵
Open In TikTok:
Region: AE
Thursday 22 October 2026 19:01:27 GMT
171970
11262
69
518

Music

Download

Comments

cabdi21098543
Azuuz :
Barcelona markay gaadho isaga oo sii baxaya oo xiqaybaad arakaysaa 🤣
2026-10-24 22:34:00
0
maxamed.crashiid
nuur c/rashiid :
wllhi ninkan waa top anoo barcelona fun ah baa teegera waxana jeclaan lahaa in garabka laga daayo oo 10 laga ciyaarsiiyo judena 8laga dhigo
2026-10-22 19:07:39
199
villa___001
༆𝐛𝐢𝐫𝐜𝐮𝐧𝐞★🦁 :
lkn kulamada waa weyn kama soo muuqdo
2026-10-22 19:57:23
14
kingsamiir.jamal
KING samiir jamaall :
la iskumahaysto inu lafdhabar uyahy madrid
2026-10-22 19:09:39
50
eng.abdurahman.heegan
𝕬𝖇𝖉𝖎𝖗𝖆𝖍𝖒𝖆𝖓 𝕭𝖚𝖘𝖍✍ :
Sxb real waxa la yaabay kubaddaha goalkeeper hor mara ee taraaraxa ah cid ka faaidaysata weli maan arag real habeen kasta chance dayacma vini taas ag martay oo kale waxa la rabaa in LW ama RW ay markasta kubadahaas ilaashadaan mid mbappe vini u baasanaayey iyo tan arda baastay cid dhalinaysa malaha
2026-10-22 19:58:36
0
kakacusub
Shucayb kaka :
Walahay kubada wax wad fahsantahay nio wan ku qiray
2026-10-24 12:35:41
3
0.8.10.11.6.7
☯SALAH TIKTOK☯ :
Real madrid ma tagero lkn arda guler waa pleyar aan xirfadiisa ka yaabay waana jeclhy marka aad daawanaayo ciyaar uu asiga dhelayo
2026-10-23 16:14:56
4
llyass.1
SCOTt🕷🖤 :
marka barca lobaxayo pass kas lama arko xaqalddan lkn😂
2026-10-23 21:28:34
0
axmed.biijey7
AXMED BIIJEY :
waan tahriibayaye ila taliya🫡❤️
2026-10-22 21:15:40
0
real.madrid_poi8
cabdi shakuur Xassan :
arde guler xitaa klien mbappe wuu ka laa cibsan yhy 🔥
2026-10-23 09:48:29
3
ina_cabdale2
Yacquub Abdalla🥷🇸🇱 :
laacip weeye walahi ardä
2026-10-24 10:37:23
0
nourudiin8
NOURI😎🤍 :
wlhi waan maqlaaye markup dhahaaye يري مالا يرون الآخرين
2026-10-23 03:28:44
2
zeyn_499
Xamar cadey 👐🙋🏽 :
Kubbad fursad inu abuuro wu ku fcn yahy lkn kubbad heyn maleh dhexda ma qabsan kro
2026-10-22 19:53:40
0
eng.abdijabbaar
Jabbaar_Pro :
bisinko vini wax lo dhigay maxa waye ☠️yamal xita passkas kuma arag inu travella iyo cross og fcn yahay moye
2026-10-23 17:57:59
0
.3.775
ʏᴜsᴜғ. :
arda wa laacib balse Mbappe wa goat🐐
2026-10-25 14:29:05
0
z4k4riye30
Lazer dim 700 :
Messi
2026-10-23 12:43:57
0
sabnaaharun
Sabirin❤️ :
Vine wakhtigisa dhamaday 😂😂
2026-10-23 06:39:26
0
eng.abdurahman.heegan
𝕬𝖇𝖉𝖎𝖗𝖆𝖍𝖒𝖆𝖓 𝕭𝖚𝖘𝖍✍ :
Vini meesha waxba kuma hayo 😂 kubadaas xatta ma dhashan karo Real haku ciyaarto 2 streaker kubadahaas baaba 5 goal u noqon lahaa hadday dhashadaan
2026-10-22 20:06:04
0
bayern_munich_fans4
PAVARIAN :
guler xitaa haduu messi u dheelo jose uma jeedo because jose football 2010 buu wali wadaaa asga lukako slatan io Ibrahim treore dadkaas jeclhy jose
2026-10-23 06:21:27
0
kakacusub
Shucayb kaka :
2026-10-24 17:39:22
0
apdialfa__7
GSs 💙💚🤍 :
dhibka jiro real habeen kasto Thibaut courtois nala baxsado difaacyasha through bas ama celin kara maxaa qaldan
2026-10-23 01:21:39
0
maslaxibraahim4
maslax ibraahim 🇸🇴 🇸🇩 :
ninkaan macalinka mesha uu kabdalo ama uu mar mar badalka ku keenayo dacadi marka aan uu fiirino kubadiisa heerka ay gaarsiisan tahy isku mid ma'ahan runti , ninkaan oo kooxo kale joogi lahaay heer wuxuu gaari lahaay ina nasiino loo dhigto iska dhaafe ina badal lagu keeno ama labadaloba ,ardaguler waa world classs player runtii ,kubadiisa waxaay saa'id usoo baxdaa marka uu number 10ka ciyaarayo ✔️🫡
2026-10-23 10:54:27
1
samiirsaam
🪼zamiir :
nio mesha suuraha kala tag waxan aragno malahane😂
2026-10-22 19:16:13
0
saalimhaji99
zalim Haji :
ninkii vini ahaa isku daygii xitah ilabey[Innocent]
2026-10-23 11:40:38
1
lagendarypoy
⛔️Honest_Poy⛔️ :
video Carabta Cadi bu uso Turjume😂😂
2026-10-23 17:13:27
0
To see more videos from user @amiir_saas, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About