@mubarikshow2: adiga dartaa ayaan bartay in jacaylku uusan kaliya ku koobnayn erayo macaan iyo hadallo qurux badan. Jacaylku waa dareen dhab ah oo qalbi kasta ku dhaga, waa balan lagu ilaaliyo riyada iyo mustaqbalka, waa tanaasul iyo istahan aan lahayn dhamaad. Markasta oo aan indhahaaga ku eego, waxaan arkaa nolol cusub oo i sugaysa, nolol aan farxad iyo degenaansho ku dhisan. Waxaan ogaaday in jacaylku yahay safar dheer oo laba qalbi oo is doortay ay isla socdaan, mararka qaarna ay jiraan caqabado iyo dhibaatooyin, balse dhab ahaan jacaylku waa awoodda nagu qasalbta inaan isku dulqaadanno, isku cafinno, isla markaana isku taageerno. Adiga dartaa ayaan ubartay qumaha kalgacalka runta ah, qiimaha ay leedahay gacal kuu garab istaaga xilliga farxadda iyo murugada labadaba. Jacaylkeenna waa riyo rumowday, waa nolol cusub oo ila wadaaga farxad lyo rajo. Waxaan balan qaadayaa inaanan ku iloobin, inaanan ku dayicin, oo aan mar walba qalbigayga kugu hayo. Waxaad tahay qofka noloshayda dhammaystiray, waxaadna iga dhigtay qof fahmay waxa ay tahay in la jeclaado qof oo si dhab ah waliba loo jeclaado..🥺❤️🩹🫂🫶🏻#jaabur_ #writing #foryoupage #vilar #somali
كَاتِبٌ جابر✍️✔️
Region: SO
Sunday 25 October 2026 09:06:46 GMT
Music
Download
Comments
saam :
apti fani paTy
2026-10-29 06:16:31
0
xidigta :
hada ogan lahd inta mar ee an kugu arko riyooyinka🥺
2026-10-27 18:54:01
2
jaNno🎀👸🏻 :
imiga ma hye I.a maaliN ereygaa waan dhihi 😂🥺
2026-10-28 17:30:25
2
cawiL dhibaat0 :
raelly
2026-10-29 20:11:24
0
abdilalaahi ciise :
2026-10-27 23:47:37
1
ina eilmi💍🔐 :
2026-11-01 16:45:09
0
ina ahmett :
2026-10-27 04:20:15
2
CuDoon🦋 :
2026-10-28 13:06:20
0
🧸 ..mAt¡o0zS. ❤️🩹🐯🖤 :
@Hadiy0H .♥️🎀 Gacl0oYy🫶
2026-10-27 11:16:32
1
Hanti qaran :
❤️❤️❤️❤️❤️
2026-10-27 18:42:59
0
lama👸tabtaan :
❤️❤️❤️
2026-10-26 18:24:15
0
MᴀᴀᴀᴀN🌹✌️ :
@Rina👸🏻 GaclisoH❤️💋
2026-10-28 18:17:38
0
🇻🇺 :
❤️❤️❤️
2026-10-31 00:01:37
0
👸💞 :
@@Hassan xaraGoH
2026-10-27 08:32:06
0
taliye kalatur🦁 :
♥️♥️♥️
2026-10-27 06:09:58
0
𝘤𝘢𝘣𝘥𝘪 . 𝘢𝘢𝘥𝘢𝘯 ♥️😎 :
@xamtha💕🦢 inadhahygi ♥️
2026-11-01 16:51:22
0
To see more videos from user @mubarikshow2, please go to the Tikwm
homepage.