Aniga intaan inyar oo fooxa biyo kuradiyo ayaan miiraa biyahaas ayaan toner ahaan u isticmaalaa faido ayaan ka arkay haartiina way iga khafiiftay
2026-10-25 13:57:36
8
zamzam❣️ :
raqiya uu sheeg
2026-10-25 13:39:05
1
isma hurto♥️🫂💋💃 :
plz dinsiga ka soo hdal dr
2026-10-25 11:40:43
11
👩🏾🦰 :
Wxba iguma keento haraha na way iga goysa
2026-10-25 15:06:01
0
xanan maxamed :
been maha walahi tay igu dhigtay bari anunba og
2026-10-25 10:43:41
3
Umu cimraan❤️🩹💫 :
walaahay anaa ka shalaayay intaan kareem ahaan usoogatay
2026-10-25 14:07:03
0
samiiro 🥰💝 :
anig waan samyeye waan Ian facdye
2026-10-25 13:11:12
0
2026 :
Dr hospitalkagii Garowe maku soo laabatay
2026-10-25 11:08:20
2
gobaad🦋 :
hadii aan Cabo kawarn wlllo
2026-10-27 07:45:23
1
Rawda Rays :
diinsiga kwrn
2026-10-25 15:28:16
0
nastexo :
diinsiga kasoohadal dr
2026-10-25 13:09:54
1
drs Ĥilal abib📚 :
dr haaraha ksaoohadl
2026-10-25 12:06:00
1
Degen❤️77 :
Diinsig kawarn Dr
2026-10-25 13:09:09
1
Tufah :
Vitamins ba dhan dr
2026-10-25 12:26:05
1
Saafi dumar :
mhdsnid Dr🖐
2026-10-25 12:49:49
0
fariido55 :
kabaniga damacbile aya kagatay wan ku libanay haarti 6sano igajartay. alxamdulilaah
2026-10-25 16:48:00
0
Marla'araك🧕🏼 :
Wlhi waa run aniga marsaday jugaagac iyo nooc kle bu noqday wajigaygii allah ka jazaai siiyo maryan oo ka hawl gasha dheeh spa wagaaz wixi ka danbeyay 10mter baan dib uga roora shay walpo lagu sheego inu ku jiro
2026-10-25 13:42:29
0
Hupi🦋🥀 :
Dr Garowe ma jogta
2026-10-25 13:54:22
0
Amal Hassan :
Aad ban u mahadsantahay sida aad noogu sharaxday Dr.
2026-10-25 13:02:52
0
baranbaroceejiso7 :
Biyaheda la isticmala keliya inta laradiyo
2026-10-25 12:51:42
0
maryama :
ruuntii weye wlhi
2026-10-25 13:23:37
0
Kalluney🐟 :
Dinsigaaa ka soo hdal
2026-10-25 13:14:30
2
🔪👹 :
Wan marsaday wanan ku xasasiyoday wlhi alol iyo casan bu Iga sameyay wan joojiyay islamahi igu tashkiliyay man idin habara bal😁
2026-10-25 16:34:12
0
ugaasada :
dr haar ayaa leeyahay waligayna wax kareem ah ma marsanin kareemkan kawaran ma marsankaraa
2026-10-28 11:54:35
0
To see more videos from user @albashirpolyclinic, please go to the Tikwm
homepage.