@cabdalegeedgale: Waxaan ka qayb galay madasha Soms Up – Somali Youth Leadership Forum, oo looga hadlay sidii loo horumarin lahaa awoodda hoggaamineed ee dhalinyarada, loona soo saari lahaa jiil cusub oo leh aqoon, karti iyo aragti hoggaamineed. Madashu waxay fursad muhiim ah u ahayd is-weydaarsiga fikradaha iyo dhiirrigelinta doorka dhalinyaradu ku leeyihiin horumarka bulshada iyo dalka.#xoghayahadowladdahoose #garoowe_puntilnd_soomalia #fyp
Xoghayaha DHG Abdale
Region: SO
Monday 26 October 2026 20:30:29 GMT
Music
Download
Comments
ARka puntland :
guulso. keep. going
2026-10-28 05:22:36
0
Malik Malik :
excellent music
2026-10-27 09:01:26
0
Warsame ✅ :
leadership
2026-10-29 07:42:56
0
Daadir :
Abdalle mohamed Abdalle
Guulayso xoghaye
2026-10-27 05:11:41
0
°•ª⁷⁷•° :
gulayso xog haye
2026-10-26 20:45:59
0
Goosha Nugaal🦋🙏 :
2026-10-26 20:39:38
0
Goosha Nugaal🦋🙏 :
Herro cabdale kaylaco
2026-10-26 20:39:29
0
To see more videos from user @cabdalegeedgale, please go to the Tikwm
homepage.