@nitrointerceptor: #nitrointerceptor

Nitrointerceptor
Nitrointerceptor
Open In TikTok:
Region: MX
Tuesday 27 October 2026 06:45:30 GMT
937323
52417
851
1046

Music

Download

Comments

armando.rivera312
armandorivera19 :
Ese carro es muy corriente
2026-10-28 00:25:03
4320
charly_bances
Carlitos B. :
cuanto valdré yo 😂😂
2026-10-30 00:10:20
247
alejandrochmotos
Alejandro Ch :
Carro viejo
2026-10-27 14:43:18
6621
desiree.martinez73
Desiree Martinez :
te invito gratis a subirte a mi bochito!
2026-10-27 22:39:58
321
loganmtz00
Logan :
Nmms diría que es el carro deportivo más barato 😂
2026-10-28 20:52:04
1028
arco10828
Atrix :
Esos Mazdas traen una transmisión de basura jajajaja
2026-10-27 09:49:33
532
pator3r
H 🚀 :
😂 Es viejo ese carro es como si llevara mi Betle
2026-10-27 20:58:29
679
arthur.hoil
Arthur Hoil :
carro viejo pura chatarras
2026-10-27 15:01:01
59
rebollargonzalez
Rebollar :
los weyes qué tienen mazda mx5 viendo los comentarios
2026-10-31 01:07:16
41
prisionero1977
GerardoCarrasco :
Invitarme a dar una vuelta 🤣🤣🤣. Jodida
2026-10-27 13:10:54
161
benitqci1zn
Beto :
ése carrito en USA no es nada, pero en México por cualquier cosa se alocan
2026-10-28 02:41:46
76
user99418561031168
user99418561031168 :
Espero que estés bromeando, es el deportivo más común de la actualidad.
2026-10-28 07:21:40
10
wick_axic
Angel :
Carro viejo
2026-10-29 01:35:39
11
el.nachi3
el Nachi :
Mi héroe lo has dicho bien. ✅👍
2026-10-27 14:16:12
66
danieljrivera
Daniel Rivera :
el tiempo de todos eslo más valioso que tenemos
2026-10-27 15:34:46
52
aatomicfitz
AatomicFitz 🤖👾 :
un MX-5 😂 "subirte a un coche así... pus vale, ¿no?"
2026-10-27 19:00:02
30
adrianamoreno7395
adrianamoreno7395 :
Jamás pediría eso a una persona que nisiquiera conozco,es más no lo hago ni con mi familia. Es muy diferente cuando el dueño del carro te invita a dar una vuelta.
2026-10-27 11:53:41
83
elias.mendoza3160
Elias Mendoza :
La jente envidiosa comentado 😏
2026-10-30 21:42:04
14
maxarqjesus
Max Arq. Jesus :
no es mamon, no se puede confiar en desconocidos qué tal si se lo chingan.
2026-10-30 05:10:39
7
im_the_totopo
Yo soy totopo :
Cuánto valdré yo
2026-11-01 05:34:28
5
eduardo.jimenez3622
Eduardo Jimenez :
oyes tu caroOo
2026-10-30 19:50:27
7
smnxs_10
smnx_10 :
cuánto valdrá yo?
2026-11-01 00:01:32
10
juan.ramirez9710
Juan Ramirez :
ese pocillo esta bonito pero tampoco es un gran carro 😂
2026-10-27 20:33:02
6
compa.chepe03
josetemoxtle46 :
Dijo lo correcto estoy de acuerdo el tiempo es oro
2026-10-28 01:18:46
6
To see more videos from user @nitrointerceptor, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

FAALLO!
FAALLO! "Waxa kugu habboonaa Habboonaa Istareey Adoo xaafaddii Hodan Jidka fooqa hoosmaro Hareerihiisa ubaxa leh Habeen ciida ay tahay adigoo hiddaha xiran Hudheelkii Taleex baa Heedhe kugu casuumaa" — Cumar Nuur Cabdulle. Waa Hanad iyo Istar. Waa gacal is-xasuusinaya mid ka mida goobihii xasuusaha lama-ilaawaanka iyo xiisaha gaarka ah u lahaa. Waa Xaafaddii Hodan. Si wacan ayuu mid waliba u garanayaa. Mar walba oo ay maqalkooda kusoo dhacdona, waxay dhex muquuranayaan xasuuso tiro-beel ah oo maankooda carinaya iyo milay marla'arag u ahaa. Hodan waa halkii ay ku beereen iniintooda jaceylka. Waa halkii ay ka abqaaleen kalkacaylkooda xidideystay. Waa halkii ay ku ababiyeen kuna barbaariyeen. Waa halkii uu ku hanaqaadey. Waa halkii ay ku gaardaadiyeen sidii geesi loo hanweynaa. Waa halkii habeenkii bishii Jeenawari ay sida kadiska ah ugu kulmeen. Haa, oo waa Hodan, weliba jidkii haloosiga ahaa ee bartamaha xaafadda marijirey. Waa goobtii dhismaha dheer ee dabaqa ah ku yaalley hoostiisa. Waa labaatankii Jeenawari, habeenkii Istar oo dhabbahaas lugeynaysa iyadoo si xarrago socod ah ugu laafyooneysaa dharkii hiddaha iyo dhaqanka ahaa ee hu'ga u ahaa hablaha Soomaaliyeed, ay sida lama-filaan ah marinka ciriiryoon isugu soo dhaceen Hanad. Dabadeed waa iyadii intay qajishey dib ugu noqotey wadiiqadii. Hanad-na inta uu dariiqii iska uruuriyey isagoo qalo bi'inaya hadal kaftan dhable ah ku tuurey, kana dhignaa 'ha baqine soo mar'. Kadib isdhaafsi kaftan aan turxaan lahayn waa tii la isweydaarsadey magacyadooda lana kala qortey fooniyayaashii. Toddobaadkii xigey waa tii ay ku ballameen kulankoodii ugu horreeyey kadib isbarashadoodii. Huteelkii Taleex oo ahaa mid caaddaas u marayey ammintaas caasimaddii Xamar, ayey cawadaas ku ballameen oo uu Hanad casuumaad ugu sameeyey Inantii cajabisey ee uu calmadey, si ay isula caweeyaan. Cawo caynad gaar ah ayuu ahaa. Waa habeen ciida oo uu farxad la ciirciirayey. Cawo waa baraaro iyo bilkhayr lahayd. Abdullahi Baaruud

About