@k2ko03: #creatorsearchinsights #viralvideos #viralvideos #foryoupage❤️❤️ #foryoupage❤️❤️

خاکی صاحب
خاکی صاحب
Open In TikTok:
Region: DE
Tuesday 27 October 2026 16:37:53 GMT
1515
174
5
10

Music

Download

Comments

shirhassani
شیرعلی فیاضی :
2026-10-27 16:46:01
0
hosainaghahomarkh
🦅عمر خیل صائب 🦅 :
💐💐💐
2026-10-28 05:08:07
0
nasrat0111
Nasrat :
🔥🔥🔥
2026-10-27 21:08:34
0
mohammadi_325
دگروال ساحل :
🥰🥰🥰
2026-10-27 18:05:28
0
sahil.alokozay72
THE Eagle 🦅 Alokozay 👊 :
🥰🥰🥰
2026-10-28 14:03:37
0
To see more videos from user @k2ko03, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

🎓 BANDHIGGA AQOON-ADEEDKA ALHARAMAIN PRE-UNIVERSITY COLLEGE ALHARAMAIN PRE-UNIVERSITY COLLEGE ayaa qabatay bandhig aqoon-aadeed ay ardaydu ku soo bandhigeen aqoontii, xirfadihii iyo waayo-aragnimadii ay ka barteen qaybaha kala duwan ee kulliyadda. Bandhigga waxaa ka qayb qaatay waaxyaha kala duwan: 💻 ICT Department: Ardaydu waxay soo bandhigeen samaynta Websites, C Programming, habka uu u shaqeeyo adeegga Sahal ee Golis Telecom Somalia, iyo aqoonta Hardware-ka iyo Networking-ka. 🩺 Nursing Department: Ardayda caafimaadku waxay soo bandhigeen xirfadaha gargaarka degdegga ah (First Aid), qaab-dhismeedka jirka bini’aadamka (Anatomy) iyo shaqada xubnaha jirka (Physiology). 🥗 Nutrition Department: Ardaydu waxay soo bandhigeen cuntooyinka nafaqada leh, faa’iidooyinka ay u leeyihiin caafimaadka iyo muhiimadda ay nafaqadu u leedahay nolosha aadanaha. 🗣️ Language Department: Ardaydu waxay iyaguna soo bandhigeen aqoontooda dhinaca luqadaha, isgaarsiinta iyo xirfadaha hadalka. Munaasabaddani waxay ahayd fursad qaali ah oo ardaydu ku muujiyeen in aqoonta la barto aysan ku koobnayn fasalka oo keliya, balse loo beddeli karo xirfado iyo waxqabad dhab ah. Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ka qayb qaadatay bandhigga, macallimiinta hagaysay iyo maamulka kulliyadda dadaalkooda ku aaddan horumarinta waxbarashada. ALHARAMAIN PRE-UNIVERSITY COLLEGE – Knowledge, Skills & Excellence. 🎓 #AlharamainPreUniversityCollege #KnowledgeExhibition #ICT #Nursing #nutrition

About