🥺🥺🥺.. Wallahi qofki walaal ah ee maanta ii hiilliya weligey ma hilmaamayo. Waxan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo daran.
Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun.
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado.
Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah ee wax uun i tarikara magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqqdisho.
2026-10-28 09:15:54
0
mayasuuna :
🥰❤️
2026-10-28 06:55:47
0
ina ibraahim🔐👸❤️ :
in maxamuud ♥️👑
2026-10-28 07:50:17
0
𝗥𝗨𝗨🌮🦊 :
habo mar kle live no sogal😭😭
2026-10-28 06:22:27
0
honey🧕 :
team sowdoqaalib wanisalaame
2026-10-28 06:09:38
0
اسمهان 🎀 :
2026-10-28 06:09:30
0
shaqo doon 😥 :
shaqo rabaa
2026-10-29 02:45:00
0
●ƊowsaH🧚♀️🦢 :
inta so dhageysatey💕
2026-10-28 06:10:40
0
♡Ayluush~☆ :
waw 146
2026-10-28 06:11:01
0
🥀🥀🌀 :
youtube ki miyaa laga so wareejiyay sheekoyinkii
2026-10-28 06:20:12
0
Duqda😂😂❣️ :
habo quruxbadan
2026-10-28 06:08:31
0
To see more videos from user @sawdaqaalib1, please go to the Tikwm
homepage.