Horyaal wllhi xiiso yelanaa markuu Koxa gobolada oo dhan hal Horyaal loo dhigo hada waxaan Horyaal ku kooban Banaadir bis
Horyaal ha ka koobnaa do 20koox oo dhaqaale fiican la siiyo sanadkii
2026-10-28 09:24:27
215
Maxamed Mk :
copy from somaliland
2026-10-28 08:59:14
114
Apdirahman🇸🇴 :
Wllhi horyalka wuxu xiiso lahan lahaa markii kooxaha dalka ka dhisan loo wada qaban laha hada xmr kliya loo qabta kooxo halaga keeno gobolada
2026-10-28 11:28:28
39
Mr lonely :
dhalinyaro sual ban qabaa kalia dhalinta sports shaqada ku leh baan sheegaya suashaydu wa sidan
horyaalka somalia ma waxa dheela kalia kooxaha mugdisho ka dhisan mise somalia inta ay ka kooban tahay oo dhan ayaa teamam laga so xula mrkaas ayay dheelaan heerka 1aad ee horyaalka somalia mise wa xamar klia ?
2026-11-02 01:14:10
0
Mo :
maxa loo weydiin waye xulkeena waa weyn korta ay home geeda ku dheleysa
2026-10-28 13:51:17
32
ZII ZII🤥🤑🎧💱 :
i.a
2026-10-28 07:59:52
66
Mo Jabra 🚩 :
G.calishiine shaqo wcn haaya
2026-10-28 08:04:33
27
xamdi_sokoreey :
𝗸𝗮𝗰𝘀𝗶 𝗶𝗶 𝗵𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗶𝗹𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮🩵
2026-10-28 09:44:22
17
Mohamett iprahim 👑🤴🤍 :
horyalka wuxuw xiso yelan donaa markii gobolada dhan lagu sodaro
2026-10-28 13:43:52
5
JIMCAALE(:2️⃣7️⃣🥷🇬🇧 :
copy 😂
2026-10-29 00:08:01
3
al huma+timber 12 :
hadi haben laga dhigo dawasho fcn yelana horyalka
2026-10-28 11:23:07
5
#•¹ V͟e̶no͎m͎m̸͟͞m̶ 🌟🧋 :
2015 biloway Daawashada Xafladaha 😭💔🙆♂️
2026-10-28 09:00:00
8
Hirzi🤍 :
coppy😂
2026-10-28 09:56:37
6
⚡️AKRAM🧃🤤 :
iidoo maalin ahaa Offsid lisku saxoyaa hadaa haween laga dhigo maxaa dhici kara
2026-10-28 11:43:16
3
Doctar Abkey 👑💪 :
xili habeen wax ka qurux badan ma jirto lkn ciyaal wero hala waniyo 🙏🫡
2026-10-31 17:01:28
1
AXMED BIIJEY :
waan tahriibayaye ila taliya😭
2026-10-30 05:46:02
0
H𝐔𝕊𝕊€Ɨηη 🪼 :
😍
2026-10-28 11:46:57
2
maxamat SiLVa 17 💫🏅 :
Najiib
2026-10-28 09:43:28
0
《Hussein A◇▪︎◇▪︎◇▪︎◇▪︎◇▪︎◇▪︎K》 :
Najiip nin weyn
2026-10-28 10:59:26
0
Ali xidig ✨👑 :
hora logu dhelay hapen mxe dadkn ugu mlyn inu hda pilow yhy[Tears of joy]
2026-10-28 12:16:57
0
𝖀𝖕𝖉𝖎 𝕾𝖍𝖆𝖐𝖚𝖗 :
Ani waxaan qabaa si xiiso usii yeesho in degmooyinka habeen laciyaaro
2026-10-28 16:25:54
0
Maanoww🪄🥷🦹♂️ :
wiilkan wa aqaanaa xafadeena jironiyalka asgaa lo dhiban jirey badanaa hada ma arkin ayaantan
2026-10-29 19:44:26
0
. :
I.a 🔥
2026-10-28 08:25:02
9
opdikadir🤴🏽🇸🇴 :
status ka firi lacag qaado 😭❤️
2026-10-29 05:05:39
0
moha_ali⚜️ :
qoox walbo in goroon loo sameeya fcn😂
2026-10-28 08:38:50
8
To see more videos from user @apdirahmaan4770, please go to the Tikwm
homepage.