@hassangallaydhmedia: Wasaaradda Caddaaladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in xorriyadiisi uu helay Daahir Qaasim Cabdalle oo ahaa maxbuus xabsiyada Somaliland ku xidhnaa 28-kii sano ee la soo dhaafay. Maxbuuska ayay wasaaraddu shaacisay in uu xidhnaa arrimo madani ah isaga oo noqonaya maxbuuskii ugu dambeeyey dhammaanba maxaabiistii xukunnada dhaadheer u xidhnayd. Sii deyntiisa ayaa la sheegay in ay ahayd natiijo ka dhalatay kormeer uu wasiirku Caddaaladu ku maray xabsiyada Somaliland kaas oo maxbuuskan uu kula kulmay ka dibna wasaaraddu ka hawl gashay sidii loo sii deyn lahaa. Taariikh ahaan, waxa muuqata in maxbuuskan la xidhay sannadkii 1998-kii, waana markii uu xilka hayey madaxweyne Cigaal, isaga oo muddadii uu xidhnaa ay xilka kala wareegeen 5 madaxweyne oo Somaliland soo maray.

hassan gallaydh
hassan gallaydh
Open In TikTok:
Region: AT
Thursday 29 October 2026 14:36:22 GMT
5635
89
5
12

Music

Download

Comments

ibrahimxujurigmail.com
ibrahimxujurigmail.com :
sabata dadka u sheeg uu intaas oo dhan u xidhnaa?
2026-10-29 18:44:57
2
osman.ahmed124
Osman Ahmed :
HADAANU WAX DILIN WAA DULMI RUNTII
2026-10-29 18:35:52
0
ahmedwarsame40
Maalintaajir :
magdhow ma la siiyey?
2026-10-30 11:21:14
1
solayga1
G.Brown selfish ✈️ :
Nabsiga Somaliland Cagaha Hayaa Waa Masaakiintan Oo Kale
2026-10-30 03:49:38
2
daalo1111
Bashar :
inaa lilaahi wa inaa ileyhi Rajacuun waar somaliland saw hoostay ka qudhintay umadu haday naxariista Iyo cadaada ka dheeraato ilaahay khayr kama helaan ilaahay ha inoo naxariisto
2026-10-29 16:47:51
0
To see more videos from user @hassangallaydhmedia, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About