@nadiyo351: MA OGTAHAY Arsenal wax guul ah kuma soo gaarin Anfield stadium 🏟️ 13kii kulan u danbeeye ee ku ciyaareen halkaas kulamada premier league,kulanki u danbeeye kuso badiyaan Anfield stadium waxa aheeyd 2012/13 markaaso arteto oo hada macalin u ah Arsenal u ciyaaraye Arsenal Gumasigaan wuu sii socaan doon Anfield stadium REER Arsenal taas xasuusanad mankena galiya no win to Anfield stadium on Sunday ✅💯👑🔥👑👑