@the__real___fahim: hdad fahantay exam isku so diyaari😂😂💔#CapCut #viralvideo #foryoupage #chineselanguage #china

FAAHIM ADAED🇨🇳🇸🇴
FAAHIM ADAED🇨🇳🇸🇴
Open In TikTok:
Region: US
Friday 30 October 2026 14:55:06 GMT
21192
2335
74
141

Music

Download

Comments

haffyahmed
Hafsa😎 :
Cashir❌wareeriso ✅😂
2026-10-30 15:49:45
92
takuman_teen_dara_mit
T.B.D_TRT :
🤣 Albab Furmaayo Maa Nabare 🤣 War Nio Sidad Kaarka Usoo Qaadatay Tarenka Iyo Halka Aad Kasoo Baxeyso Inoo Sheeg TAreenka Hadaan Mid Khaldan Raaco Kawaran Hadana Meesha Aan Rabo Maahane Meel Kale Hadow Istaago Kawaran Ma iska Dagana Anina Sidee Ku Ogana Meesha Aan Rabay Inan Tagay Iyo In kale 🤣 Waxa Hal Hal Noo Fahamsii AMA Iska Dhaaf Albab Furmaayo Iyo Bananka 🤣Waa Kusidee Adi
2026-10-31 09:38:36
1
yaana442
𝑎𝑦𝑎𝑎𝑛♫︎🦭 :
halka ka soo raacdey halkeena u raacdey tan kle lacag lama bixinayo miyaa bilaash maa ku racadsey intaas oo train😭😂
2026-10-30 16:00:07
22
kabinho54
_KABiNHO :
metro price-ka waa meqa 24 hours? brother
2026-10-30 21:35:26
2
zuzu_8844
>Zuzu🖤🩷 :
Su'aal aan ku waydiiyee banaanka marka la aadayo kaadhka maxaa meesha loo saarayaana..?
2026-10-30 20:20:08
1
maxamed.xazan8
Maxamed Xazan :
haa waan fahmay 😂
2026-10-30 16:26:17
1
moona73024
🎀Moona🎀 :
hadanba cardka saarino ka boodo kawaran😁
2026-10-30 20:11:29
0
nafyar197
Nafyar ❤️🫶 :
Meqa elbab aya gashee waxbo mafahmin ani 💔😭😂😂
2026-10-31 07:02:29
6
_ochaka
S🍒🍇 :
Wax aan fahmay malahan wadba i wareerisay🤣😂
2026-10-30 17:50:38
2
zaam670
잠잠 ♡ :
Anyone went to Dubai wuu yaqaanaa metro
2026-10-31 06:58:50
0
oodo.7
Ruwa🧚🪷 :
Metro iska raac mahine caasigaba wa kan leh towfiiq 😭, qaabke ufahmeyna wax nosheeg
2026-10-31 11:57:44
1
janoaxmed5
Jano Axmed🌷✨🎀 :
Maxaa waaye dadka moobeelka ku mashquulsan
2026-10-30 16:18:13
1
rahmoz11
Rahma🍃💗 :
Albaabo badana waa amban lahaa anigu 😂
2026-10-30 15:48:31
1
mylovelife254
najma :
waa fahmey aniga ii daldalmaa rabaaaaaaa😂😂😂
2026-10-30 15:02:50
3
maido.muumin2
unknown 😜 :
meeqo tariin raacday
2026-10-30 16:27:06
2
monalizaqurux2
neli💅🏻🫦 :
sug banana aday baba tiriye marki bananka madan jogin miya ama miyadan ka iman mise China dhulka hostisa lagu nolyahay😪😭
2026-11-01 13:35:04
0
nafisa__nalka1
qaran__bila.891 :
ina wax na barto noguma tala galin ina adeer meeqo albab ayaa kaso baxday😂😂😂
2026-10-30 15:22:04
0
outlier_5
OUTLIER GAMING :
mafahmin😂
2026-10-30 15:14:53
1
sheikh_ali0101
sheikh_ali0101 :
Marka hore ma godbaa laga soo baxaya maxay tahay nio “bananka wa joogta” meeshu waaba aakhiro caadiye mida kale bajajti aawee😂😂
2026-10-30 17:56:00
1
toti27085
TOTI🇸🇴 :
mafah min😂
2026-11-03 08:03:10
1
azar_online
Anas🇸🇴 :
Qof aan garanenin miyaa jirto 😂😂
2026-11-02 15:18:24
0
praincess46
🦢🎀 :
ma fahmın😅
2026-11-02 12:06:03
0
kimjuuju1
루 지이 🇸🇴🇰🇷🇯🇵🇨🇳🥰✌ :
maya macalin kuceli casharka😂😂😂😂
2026-11-02 19:31:59
1
qaldaan.qurux
qaldaan qurux :
saxiibow kuriya aad
2026-11-03 15:50:44
0
amuunabshirkarie
Dr Amun karie :
waa la fahmay
2026-11-03 07:25:03
0
To see more videos from user @the__real___fahim, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About