@sadak_129: Suxul oo iq lala ciyaray😂🚀@AgdhigteGaming @ARBAAZ ❤️‍🩹 @Abd1 #fyp #sadak_129 #somaligamergg1

𝐒𝐀𝐀𝐃𝐀𝐐🔰
𝐒𝐀𝐀𝐃𝐀𝐐🔰
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 30 October 2026 23:15:11 GMT
17439
1509
61
59

Music

Download

Comments

marmoush__08
marmoush__08 :
Wxn gameka qurxiya ma yaqanan wllhi serverka dhan wuxu noqday xifaltan socda marba hadi hub lagugu qabto oo hostage tahay mxa ucarare SG wxn ku tirinayay raga shanta somali uugu masuulsan lkin yaryarka daawada wxy uso qoraan ayu sameeyaa
2026-10-31 03:24:14
8
alxm223
#7+14=21🪖🇸🇪 :
qaladka aaway marka😂
2026-10-30 23:36:16
7
xareed307
XareeD :
Dadka Hada biloway Oo leh waa Qalad Mxa qalada😂😭
2026-10-31 09:33:12
1
ronaldoooo__0
RONALDO :
Game San ku aqanay wax ma laga badaly it’s just game for fun waxa lo ciyaraa qiyaano iyo waxyalo kale fahma 7+6😭🤣🤣
2026-10-31 06:57:44
2
mezutozil91
𝑶𝒛𝒊𝑳 🫶🏻 :
Saaxiib wax khaldann weeye lph ka dhac
2026-10-30 23:24:21
1
mohamoud.apdirahma
Mohamoud updy_rahman :
somali gamer role play xaley ma ciyaarin
2026-10-31 05:55:07
0
axmed.biijey7
AXMED BIIJEY :
waan tahriibayaye ila taliya ✌️
2026-10-31 19:06:47
0
baldoos11
Huseen🦁🔥 :
somaligamer Goat 🐐
2026-10-31 01:08:16
12
fariidpoy1
ķíŋğ ĤªĴĮ :
wuu saxanyahy wax qaladan ma usan sameyn
2026-10-31 07:07:34
1
hassaneidle
D22 :
This is not roll play
2026-10-31 01:56:09
0
juuba17
GriEzmaNn30💚 :
😆😆
2026-11-01 11:46:57
0
abdiasiiis17
𝐀𝐩𝐝𝐢𝐚𝐬𝐢𝐢𝐳¹🏴 :
Somboy Oo xabad ridaayo Rare Wye😭😭😭
2026-10-31 12:05:33
4
jacobcde12
𝕽 4 𝖀 L𓃵 :
sina khalad ayy U tahay RP ahan mamnuuc Wye ina ado qori mar lagugu qabtay baxsato totally mamnuuc Wye real life waa ina Kaso qaada real life miya dhar badalan karta ado lagu afduub Ty waa mya[Tears of joy]
2026-10-31 08:01:22
0
majib21
Ⓜ️AJiB~🤴💜 :
S.g aso xabad laguhayu carary Lkn gg😂😂
2026-10-31 00:17:56
3
m_m_c_m_9_
M.BLACK :
ciyaal baatihiin suxul wixii larabo loo sameeyaan baa rabtaaan😂
2026-10-31 08:22:37
2
winner_a_
᯽𝗐𝗂𝗇𝗇𝖾𝗋᯽ :
dharka yaa u dhigay s.g😂
2026-10-31 08:57:13
2
ahmat9936
äxmåd ✓ :
ceb weyna ado admin ah hadane😂
2026-10-31 00:35:07
3
65.748.85
MOHAMETttt🇸🇪💦 :
Waxan wax iska caadi
2026-10-31 05:11:39
0
qaaaasiin
🌹 :
aar ka saar 😏😏😳😳
2026-10-30 23:27:33
0
its.kled
𝐻𝑒𝓇𝑜 :
Kuwa Kuhayo Rb ma dhelayo PC sogado Game sogal buqa Naga Daya Game wax kama garanysane
2026-10-31 08:35:58
0
bayrof112
Qaxaaye😎 :
❤️❤️❤️
2026-10-31 07:27:41
1
alxamdulilah.20
👀💪🧠🦁 :
😂😂😂
2026-10-31 21:04:27
0
dirac.dilaciye59
Dirac dilaciye :
😂😂😂
2026-10-31 11:07:44
0
dirac.dilaciye59
Dirac dilaciye :
🥰🥰🥰
2026-10-31 11:07:43
0
wallamaanka
maanka :
😂😂😂
2026-10-31 11:39:30
0
To see more videos from user @sadak_129, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About