@wariyenajiibalma: waxaan mar kale safar u galay inan u tago wiilki jacaylku ku dhacay waxan u dooni dona Gabdhi uu jeclaa iyadana wan la kulmi dona Insha Allh #funnyvideos #foryoupage #foryou #somalitiktok
wax ka xanun badan ma lahan marka yaran jacal kugu dhaco 😭
2026-10-31 05:16:39
1383
Ayà💦 :
kabaha io tyga isma qadan krane se cml[Tears of joy]
2026-10-31 09:05:16
193
fardowss❣️🥹 :
gabadha sugi la ahay quruxdeeda inan arkoh😍
2026-10-31 09:38:50
516
م.h.r.ز .٩٩٨ :
ilaahow anoo faqiir yuuna jaceyl igu dhicin🤣
2026-10-31 07:23:45
84
geenya gss 😉🤟 :
War gadhi away[Tears of joy]
2026-11-01 05:10:07
0
sahro ismalura🇸🇱 :
meeshu quruxbadanaa mansha allah
2026-10-31 05:49:44
88
SA لmAaن :
jacyl talo yari ku beermay taarikh xumadi iga raacday soo yaalka haygu yaaalo
sanadku markuu ahaa 2016 ano yar buu jacayl igu dhacay waxaan gaaray in isbitaal laygeyo wlhi
2026-10-31 11:36:50
18
Qamar Dowlo🔐🤍💐 :
omg muxu dhahy gabadhii baa udoonayaa❤️😳
2026-10-31 07:10:01
43
Thiaw DILORENZO🚩🚩 :
Ano dishiishe ah xiTaa wa qoslay🥰🥀
2026-10-31 07:54:45
18
salma❤️🐎. :
Anoo tayga arkaan kabaha arkay 😂😂😂
2026-10-31 15:53:26
12
DaGaN ALI NOUR🧕🏼❤️🕊 :
malxiisada gabdha rabaa inan noqda rabaa ee iisoo sheega marka laysu guurinaayo😂😭
2026-10-31 09:49:45
6
fatma 🕊 :
qisandan waa in sowda qaalib lo dhibaa😭😭😂
2026-10-31 16:04:06
8
❤️. :
Saas okleH ma la ijeclatoH 🥹❣️
2026-10-31 07:15:42
7
maqsuud🖤🫶 :
guul
2026-10-31 05:16:17
10
🍒ayeeyo koris🍂🧕🍒 :
Qof jaceyl ku dhacy maba seexdee 😂
2026-10-31 14:26:31
1
🇸🇴🇸🇱❤️🐎 xiidigta Eyl :
ax jacylku marku yaran kugu helo xanuun badana😭
2026-10-31 21:55:46
0
MoHamed👑🇸🇴 :
jacel hada maqasho waa waran kugu jira realy🔥💯
2026-10-31 06:44:15
10
Ayeeyo koriZ❤️🥹 :
jawigan oo klle❤️
2026-10-31 09:12:54
5
rooble xasan :
marunbaa mise waa been waxaan
2026-10-31 07:22:44
2
NaجMa cudon👸😍🫶🏼 :
najma inaa arko waa sugi la ahy doonis lagu guleysto inee noqotaa rajeynaa ree miyiga waa dhib badanyihiine
masha wllo shaqo wacan baa haysa ilaahay ha kugu guleeyo I.n lkn waxaan talo kugu sina laha oo ila haban wixi dhanka familka ah ina hoos uso dhamayso oo aad u tol io talo badsato kaliya waxa soo gudbisa wixi guul ah io is fahanka io halka wax ku marayaan ina so gudbiso wax walbo lama so bandhigo somalida way dhib badan yihin si qaldan bay wx u rogi karaan
2026-10-31 10:07:56
4
To see more videos from user @wariyenajiibalma, please go to the Tikwm
homepage.