@baanadool0: Ma isaga oo kle🥹❤️❤️#ftypシ

𝐀𝐫𝐰𝐚 ᥫ᭡
𝐀𝐫𝐰𝐚 ᥫ᭡
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 31 October 2026 10:13:59 GMT
25371
4014
69
593

Music

Download

Comments

maryanahmed922
MryNNN :
maya taasi da kuma xirno ee waa ragnimo leys dheeryhy👌
2026-10-31 15:04:29
118
wareerisoyyy123
👸🏻🫶🏻 :
sida caadiga ahba nin marbu hadu 25 ka yaryhy isma naqaano my type 29_30 wye😂😩
2026-10-31 13:46:23
21
fatxiya25
༄fathiya فتحى ༆🇧🇷🖤 :
san urabo io san uwayo isma leh😂😳
2026-10-31 16:11:16
2
naruuuuuro0
chamiila❤️ :
wll da'kuma xidhna wxnu argney 40jir sida 2jirka uxifaltamaya iyo 20jir 50jirka ka aqli bdn kna masuulsan❤️
2026-11-01 09:15:59
2
04.11.026
Anzall :
Nlol dagan glaysa mrku mazul gcnta kgu dhigo😍❤️
2026-10-31 12:17:45
17
26.4.221
𝙆𝙞𝙣𝙜 𝘼𝙢𝙞𝙞𝙧𝙖♡ :
Laisku arag 30-40😂❤️
2026-10-31 14:34:02
5
1.5.5.5.8
صابرين💕👸 :
taasi da' kuma xirna Niman waaweyn oo madhan baa jira ee dhaqanka garashada io ixtiramkaba waa ragrinimo la is dheryahay wilaal yaroo boqoro ah baa jira❤️
2026-10-31 16:58:47
3
uservu08kj2mcf
🙈XMUDI :
Hal su alba waydinaya gabdho wilka hadu ku dhaho 20 ba jira lkn hadalkisa hadal masula yahay iyo mid kudhahay 30 ba jira lkn sidi ilmo yar uhadlaya keba raci lahayd si dacada ujawab plz wlshy 🥰
2026-10-31 19:36:16
0
zaphaawil0
Saffa•🖤🌷 :
Imka xita kuwa wayn waxba kuma dhex jiran 😂😭
2026-10-31 20:30:32
2
zuuu705
Iyaam🦋 :
Wllhi adi dhan nuune laga dhigan😂❤️
2026-10-31 14:48:05
1
00_0000712
Nuttela 🦢🩷 :
Sas umaweyno 21 waye Wana kuqancay caqli iyo garad buu illhay siyay m.a❤️
2026-10-31 16:32:45
4
chaacxakiim0
17:45 :
Waa nimco igaso daahday hda kdb Xaga leygu ogyhy 😂❤️
2026-11-01 09:58:20
2
zeynap184
𝓩𝓔𝔂𝓷𝓪𝓹 𝓗𝓸𝓾𝓼𝓼𝓮𝓲𝓷 :
ninku ilhay wanjiyo unba wngsn rag wa wayen oo kuwa yar yar ka masuul san yahin ba jiro ina allah yahdi man yasha❤️
2026-10-31 19:55:48
1
fahio676
🦚 :
Wa soo arkey shuknsiga ninka iga weyn wllhi stress dhan ma arki jirin lkn wqtigena so dhamdey lkn imika shuknsigi inamda yar yar ku jira Collins miiran aha
2026-10-31 19:06:53
1
salaadomohamed3432
Billion dhan :
Taas kuma xirna weynan iyo yaran mid weyno wax ku dhax jirin arkee walhi😂idhaaf anaa mar aaminsana sidaa🥹😂
2026-10-31 16:43:30
2
janoyy281
Joo❤️👸 :
La isku Arag Ragaaas🫂❤️
2026-10-31 18:01:52
1
yusie261
Dagan❤️ :
Da’kuma xidhna wlhy dad wawyn oo mdhnbad arkya nin yro nin weyn udhig mn hysa anu Mcha allh Ilhow yanu arkin 😂😭
2026-11-01 09:50:12
1
userrrrrr.20012
Mrym🇵🇸 :
Wayy😭🫂
2026-10-31 15:24:36
0
sahrayyyyyyyyy
zehra🤎 :
wax ka qurux bdn ma arkin 🫶😂
2026-10-31 18:01:42
0
qalbi.dhaya3897
saff 👑💞❤️‍🔥 :
Wixi waynbaa wanagzn labta sogal ❤️😂
2026-10-31 18:54:52
0
bilyandhaan58
❤️📝 :
Been Maaha Wllhi🫶❤️
2026-10-31 19:11:11
0
0.0.1.2.1.8
♡ :
2026-10-31 18:35:41
0
a2.1.1
IndHooo👀 :
Waa been midaas nin weyn oo wxa jira wiil yar oo alle siiyey garasho ka caqli badanyhy wa qof walba siduu uga koro maskaxda 🥰❤️
2026-11-01 08:01:44
0
najuu3174
Najmah🫦 :
waligay lama hadlin nin 28 jiro xita
2026-11-01 06:21:44
0
zaynuu235
Zey binto omar :
nin haduuba 35 Ka yar yahay waa walalkey😭🤣
2026-10-31 15:51:56
0
To see more videos from user @baanadool0, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About