@caashocuuud24: Xalay habeen ayuu ahaa taariikhda galay. Waa casuumad ay noo soo agaasintay Halyeeyad Hiba Nuura Mineapolis #somalitiktok #funnyvideo #somali #usa

Asha I Aden Caashacuud
Asha I Aden Caashacuud
Open In TikTok:
Region: US
Saturday 31 October 2026 14:35:55 GMT
44753
2994
130
318

Music

Download

Comments

allowcafimad
shiq mohamed :
hadaanan Qaldaneyn Caasha cuud waxaan ku baraney Jiilkeenii 1999-2000 Radio STN kadibna Hornafriik hadaan qaldanahay la isaxo. Allah ku Sharfo cimrigana Allah hakuu barakeeyo. codsigeyga aniga Dad badan waxaan Qabanaa bal in aad isku raadisaan Wariyaashii Hornafriik intii ka nool ee Caafimaad qabta ee la Heli karo oo dib u yagleeshaan Hornafriik.
2026-10-31 23:51:24
9
mudiano0498
Jibriliano🇸🇴❤️🫡 :
Labentii dumarka somaliyed baa isku yimid guleysta ❤️
2026-11-01 03:35:11
28
user180752460
A/rahiin :
caasho cuud gabar qiimo badan alle hku barakeyo walashey
2026-10-31 14:54:15
9
maalim750
Maalim75 :
casho sallan saare? we missed ur voice in VOA when will you back in sha Allah?
2026-11-01 14:01:57
1
jamaalcaydiidindhaguran
Jamaal Caydiid Indha :
wwww caasho Ibrahim caasho cuud abaayo kuulayso
2026-10-31 18:29:39
2
mixille_ibraahim
Mo Faleg-Meer :
Caasha Cuud,the one and only Journalist and storyteller singer
2026-11-01 05:29:51
4
macruufxaaji1
Macruuf Xaaji :
Cajiib!!!!
2026-10-31 17:55:31
8
kaisse.yaanaleh
Kaisse Yaanaleh :
xasuus ayaan galay ano yar,,intii dhimatay Allaha unaxariisto,Sanad murugo ahay Dadki noga dhamaday,
2026-10-31 15:33:59
5
qabil.qani.ban.ka.ahay
AL FANAAN LIBAAN DAMMARK :
WAAW WAA cajiib
2026-11-01 14:46:01
1
abraarrbashiirali
abraarrbashiirali :
hibo cudoon igu salaan
2026-10-31 18:09:51
0
abdishale
jooji :
Masha Allah waa hooyoyin faraxsan Allah hanodayo damantod
2026-10-31 16:44:07
2
queenhassanhajji
queen dacad 🇦🇿🇰🇪 :
❤️❤️❤️❤️❤️mash allah habo
2026-11-01 03:34:08
1
sayidcalimohamoud
Zayid Ali daarkabood Qarra :
✌️✌️caasho cuud
2026-10-31 17:20:23
3
shariif1716
🫶💯🙏cabdi shariif📿📿 :
waw guulaysta waxa tihin labeenta dadkena cimri caafimaad insha allah🙏🙏🙏
2026-10-31 17:46:23
2
aweys297
Aweys :
Maasha Allah Aisha uud 👍
2026-11-02 07:09:44
0
bdul194
bdul194 :
Old gold
2026-11-01 00:30:09
1
dheereabdidheere1
@run-lowga :
Cajiib
2026-10-31 18:30:46
1
eng.dayah
engr dayah :
Cajiib
2026-11-01 05:39:30
1
afgooye306
moo farah 16/7**miami :
masha Allah
2026-11-01 05:48:54
1
rowda597
Rooda Midha Janno :
habeeno badan oo qurxoon insha allaah maqawiir. Show Aisha cuud hibo kale oo qarsoon bey lahayd cajiib!❤️
2026-11-01 12:13:18
1
sadamcudhi
sadamcudhi :
mansha Allah qurux+cod waa u fadhiya wariso sare casha cuud jiilki helay dawlad waxbarasho tayo leh ✅✅
2026-10-31 22:01:39
2
huud416
Huud lion :
casho. alle darti ayan ku jeclahay saladaa walo tuktaba sujuudan kugu duceyaa. 🤲 alle abaalkaga jano haka dhigo. rabi haku xafido akhiro iyo adun حفظ الله ورعايته الله يسعدك ويوفقك ويحفظك يارب دايما تكوني بخير وصحة وسلامة وعافية 🤲🤲
2026-11-01 00:24:14
1
marwaan02
Marwan :
Xasus iyo dad qiima badan
2026-10-31 17:37:34
1
abdulahi.sharif
abdulahi sharif :
hooyo hibo ❤️❤️❤️
2026-10-31 17:15:24
1
mahamoud_issa
mahamoud_issa 🇩🇯🇸🇴✨🕊️ :
Masha allah caasha cuud codkaagi dahabiga ahaa ee aan ka dhegaysan jiray VOA cawa dinlb u xusuustay Allah ku xafido
2026-10-31 16:11:21
1
To see more videos from user @caashocuuud24, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About