@alrahiiq: Waxaa Maanta Si Rasmi ah ubilaabatay Dowradi Uu Markazka Alraxiiq Ugu Talagalay Ardayda Iskuulada dhigato Mudada Labada Bilood Ee ay fasaxa yihiin . Dowradan Waxay Ardayda Ku Qaadan Doonaan Shahaado Marki Ay dhamaystaan. Waxaa Bixinayo Dowradaan Macalimiin Aqoon uleh Mawaadda Ay bixinayaan, Wuxuuna Markazka Ardayda Dowradaan Ooga Dhigay Free si looga faa’iidaysto. Kusoo Dhawaada مركز الرحيق النموذجي. Wuxuu Markazka ku yaallaa, Nairobi, Ushirika Dabaqa Safina Heights. Wixii Faahfaahin ah kala xariir 0790422333 .

مركز الرحيق النموذجي
مركز الرحيق النموذجي
Open In TikTok:
Region: KE
Saturday 31 October 2026 14:42:03 GMT
461
65
3
1

Music

Download

Comments

yuni123440
ءدن :
💓💓مشاءالله تبارك الله
2026-11-01 03:06:01
0
xarfanka.cusub
xarfanka cusub :
❤️❤️❤️
2026-10-31 16:49:05
0
cabdirizaaqxuseendeaf
cabdirizaaq deaf 🇸🇴 🇾🇪 :
❤️❤️❤️
2026-10-31 18:03:30
0
To see more videos from user @alrahiiq, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About