@alcadaala_hagio3: #CapCut #somalitiktok #somalitiktok12 #viralditiktok #foryoupage

Bajaajlaha Nool🇸🇴
Bajaajlaha Nool🇸🇴
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 31 October 2026 15:56:33 GMT
12080
2017
104
145

Music

Download

Comments

caliaxmedgeele
cali dalxiis :
hadaa nahay bajajley aan min 1dolar utuurno mudo isbuuc ah waxba naga dhimi maysee
2026-10-31 19:21:49
17
ugaasbeynax
Mr baynax :
Wllhi wa runta xalay asago lugaynayo ayan lifti siyay
2026-10-31 18:49:47
12
mohamedsusi26
Mohamed actions :
Dad hadii ku dhahaan nin kaa Waa Ahlu jano nabigeena wuu ajiibay
2026-11-01 03:24:08
13
calixabash124gmail.com
Cali yare :
Sax waye ninkan waa nin ficn
2026-10-31 17:28:12
12
abuumuscab7
abuu muscab :
waa daacad asago lugeynayo xataa hadi aan arko kama tago ilaa aan shaqadiisa keno oo ah isgoyska dabka wana nin dacad ah
2026-11-01 00:10:25
14
maxamedibraahim36
Daacad :
nikan wa sxbkey wali wamudanyahay wa poliski hore
2026-10-31 17:55:51
9
familyhani232
zayka hani46🥰 :
2026-11-01 09:36:52
2
qaluudi7
qaluudi :
xaqiiq wllhi
2026-10-31 17:51:58
10
yuuke56
Abdullahi :
qofka kaliya shaqadiisa dacad uguto waaye masha allah
2026-10-31 22:28:27
8
dahir211
Dahir :
wlhi ninkaani waa daacad waa ninka kaliya ee sida dacada ah ushaqeesto
2026-11-01 03:06:44
6
whizdeeya
Aabo ahmed👨 :
wllhi wa xaqiiq aniygo wadad qaldan ku Jira intu igu imaday bu igu dhahay abti sidan wa qalad ee seedkga wa wadadas ee raac orad abti wlhi awalkisa ma ilowi Doni abti guleyso🫡
2026-11-01 09:19:18
4
mustafxaashicabdu
Mustaf Xaashi cabdule :
wa nin wanagsan walahi ilahay qer hasiyo
2026-10-31 18:33:30
2
ibraahim1239
ibraahim12 :
aniga abaal gaar ah ayuu iguleeyahay
2026-10-31 18:47:14
3
shaaficicali28
shaafi :
xalaal waaye
2026-10-31 18:08:52
3
alandhoosh8
ismail abdi :
dhabtii been maahan waa shaqo yaqaan asaga iyo wiilka lashaqeeyo ee dheer ee goobada leh waa rag shaqo yaqaan ah 2:00 pm ayay shaqada soo galaan ilaa habeenkii ayay joogaan👏👏👏
2026-11-01 23:21:58
1
maxamedshomar
mohaza key² :
Runtaa waaye EE wax tayo leh halooqor sheego
2026-11-01 09:29:32
1
jecelow.balayo
fetarka.buraha✈️✈️🇰🇪🇰🇪🛼🚦 :
wakahaya video kgaan lejo
2026-11-01 22:08:30
1
seywa.somali
maxamed somali 689 🇸🇴 :
waa nin daacad ah alle yaqaano
2026-11-01 19:54:26
1
wll__baariyow
wll__BAARIYOW🦁 :
wllhi asiga io mid kle waaye malinta khamiista ayaa salaams swptoo ah salamanca qofka u qalma ayaa la salamander tuntii waa qof wngsan
2026-11-01 14:41:23
1
akpoi563
Ahmed.ak :
maalin kasto arka legend waye oo shaqadisa dacad u ah
2026-10-31 21:41:10
3
carabey.fekon
☆☆Carabey fekon☆☆ 😭 :
run maxamed sax ❤️❤️❤️dhalinyara moto fekon
2026-10-31 18:14:26
2
sakariyeabuukarma
sakariyeabuukarma :
2026-10-31 18:08:15
1
abdick9
BIN CK.CX :
the best tarafiko jooga somaliya
2026-10-31 18:15:49
2
mesutozilftbl
亗 MAARIS 亗__,&football£🔥☠️ :
wlhi baburta raxada si Caqliyesan Ola hadlan mana xeyrann🥰
2026-11-03 17:57:50
0
yuusuf20202
Yuusuf Sheq Adan Diq :
tarafik asaga la mid ah wiki ma arag
2026-10-31 17:44:48
0
To see more videos from user @alcadaala_hagio3, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About