@togdheeruniversity: Jaamacadda Togdheer ayaa sannadkan 2026 Gobolka Togdheer ku metelaysa Carwada iyo Shirweynaha Qaran ee Tiknoolajiyadda Somaliland kaas oo saaka 1-da November ka furmaya Hargaysa. Jaamacadda Togdheer waxa ay qayb ka tahay saaka 10 Jaamacadood oo hal-abuurka ganacsiga tiknoolajiyadda ku tartamaya, kooxda ka socota Jaamacadda Togdheer waxa ay siweyn ugu diyaar garoobeen in ay soo bandhigaan barnaamijyo ay hal-abuureen oo xal u noqonaya caqabadaha bulshada. La soco…..……