@mawliid.barud: wakhtigu waa cajiib hadda oo ay habayn iitahay kuna suganahay qaybta coffeteriada companyga ayaan waxaa maankayga kusoo dhacday humuumtii ay lagod gashay xaajiyadaydii maryama yuusuf maxamed raxmatulahi calayhiye iyo sidan ujeclaan lahaa howlihii safar ee ay habaynki markan soo cidgalo iiga waraysan jirtay iyo hadba halka ay wax ii marayaan laba sano kahor intaanan kasoo tagin xaruntaydii North East ee laascaanood, Waxaad moodaa inay iyadu iga jeclayd amaba yaanan dhihinoo wayba iiga walwal badnayd kolba siday iiga waraysanayso hadba meesha wax ii marayaan, Habayn kasta oo an aqalkayga soo cidgalo ee an salka dhulka dhigo waxay iwaydiin jirtay iiga waran howshadi, ugu danbayn goormaad bixin wakhti inte le’eg bay kugu qaadanaysaa. marka aan badiba ujawaabo een usheego inan howshaydu sahlanayn ilaahse aan waxba ku cuslayn ayay i oran jirtay ilaahay khayr haka dhigo, mana sixi karo salaadaheeda dabadeed inay ii ducayn jirtay iyo inkale waxaanse qiranahay sida inan guulaysto ay ujeclayd cidina aanay ugusoo dhawayn xataa waalidkayna kadhigoo, waxanse riyaaq u ahay ama aan aaminsanahay qalbigeedu inuu safarkayga iyo halkaan usocdo ay wax badan oo humaag maskaxeed ah kadheehanaysay sida isbadalada nolosha baahiyaha qoyska oo kabmi doona waxaas maanta mahayo iyo waa inoo wakhti kalana in wadkeed soo dhawaadoo reer odaygii lahaa udhoofayna ay cagta rayska galin doonaan, nolosha qoyska oo maqadaa madhargaan wakhtigaa ahaydna ilaah faraj kadanbayn siindoono sida anba yoolkaygu haaminayay howlaha rerka oo ay mudan utahay ilaah hagaajin doono Ilaahse meeshuu wax kawado dameeraa waylo kudhalay soomaalidu tiraahdaaye, taasi waxay is badashay kolkaan maraykan imiyoo aan labaatan habayn kusugnaa shaqana aanan bilaabin, Oo waatii abwaankii soomaaliyeed lahaa waxaad aadanow maagantahay adiyo maankaagu iyo meel ilahay wax marin kala mid weeyaane waxaan cawayska noloshii qoyskayga ku xasuustay aan idiin sheegee waa inan wakhtigi wakhti kudhow soo rawaxoo meel cidla ahna aan fariistay dayaxa iyo madowga habaynka ee wax muujinayana aan dariishad agtaydaa kadaalacday sidaana aan ku xasuustan kooban iigusoo degtoo aan idinkula wadaagay, ilaahay inteenii dhimatay ee aan jeclayn ha unaxariisto, cidkastoo abaal inagu leh oo nabigeenii suubanaa ugu horeeyana scw janada ilaahay ha inagula kulmiyo guud ahaan muslimka mid waliba meeshiisay kuhaysataye ilaahay farajyadiisa aan dhamaadka lahayn ha ufuro, اللهم ءامين🤲🤲🤲🤲 kulanti danbe walaalayaal🙏🏽

Mawliid Baaruud
Mawliid Baaruud
Open In TikTok:
Region: US
Sunday 01 November 2026 06:57:10 GMT
33112
3435
164
219

Music

Download

Comments

xamdi.abdulah
Yaranta♥️🦋 :
dumar hadaan nahay naxriiis baa ilhy nagu abuurey oo nagu Duggan ninka ragaa duruufuhu si kasto ay ugu hareeysan yihiin haday xaas wngsan ka danbayso caqabadahaas wuu dhaafayaa wuuna hilmaamayaa waa haduu haysto xaas wngsan oo shidaal u ah Allh unaxaristo gbdhaas😢😭 Adna howlahaaga hakuu sakhiro wll
2026-11-01 19:20:16
31
garadka288
Updalle🖤🤐 :
Qoraaladaada wa dhamaystay brother waana dareen aan la turumi karayn Alle Swt Xaaskagii iyo intii dhimatayba janada ha geeyo Caruurtana alle hakulla koriYo o kuwii aad ku nasan lahayd alle hakaaga dhigo Mowliidow Dadka Aduunka lagu imtixaamo waa dadka wanaagsan o imaanka leh qadartana ogsoone Ogow Guuleyso Brother 🙏❤️
2026-11-01 10:15:00
80
ibrahim.hersi2
ipraahin careef :
Eng Mawliid Aadan Baruud salamulaah ader
2026-11-01 07:01:04
8
mohamed.newton.in
Mohamed Newton Ina Āhmed :
C'est vraiment touchant de savoir qu'elle se souciait autant de toi. Certaines personnes entrent dans notre vie et laissent de beaux souvenirs grâce à leur gentillesse, leur attention et leurs paroles encourageantes. Qu'Allah bénisse Maryam, lui accorde Sa miséricorde et récompense sa bonté 😭😭. Qu'Il te facilite également toutes tes épreuves et t'accorde le succès dans tes projets. Amine inchallah mon collègue Garaad.
2026-11-02 04:35:56
1
baarihooyadii5
baari hooyadii 🤴🏻🫶🏽🫀 :
Ilahay ha unaxariisto dumashidy maryamu yusuf aad bay qalbigyga ugu so noqnoqtaa gabadhasi inta ka aqaanay qof miskiina oo afgaaban oo aadamuhu afkeeda iyo adinkeeda ka nabad galaan bay ahayd awladayda iyo aqalkeedana ka wareegin ilohow godka unuuri samir iyo ilahay ha inaga wada siiyo inadeer 🥹🤲
2026-11-01 11:33:34
17
bariya081
Hanni 🤍 :
Waka xumahay pro ilahay Ha unaxariisto 🥹
2026-11-01 15:06:42
8
ridwann9766
Ridwannꨄ︎ :
Illhy naxaristiisa janno mida ugu saraysa haka warbiyo bwe sidad ifka iskugu jeclaydena illhy ha idinka akhiro kuwi janada ku kulma❤️
2026-11-02 07:01:26
2
merry_1445
M♡riam 🦋 :
Alla qalbiga geeri baan xishoon ilahay haw naxariisto xaskagii naxariista badneed adigana ilahay qlbiga haku qabojiyo🥺🥺
2026-11-01 21:13:24
3
osable10
「 ✦ Senior ✦ 」👴🏾 :
True love 💔
2026-11-02 06:47:05
1
maahizeyy
سوداء🦋👸 :
Xaaskagi iyo inta Muslim ah naxariis janno Alla hasiiyo Indhahaga ilmada ku taagan wan dareemi kara xanuunka turjumayaan qalbiga Allaha ku dejiyo bowe
2026-11-01 15:37:43
5
daganey17
daganey17 :
Aduunyo🤔
2026-11-02 07:39:04
1
ali_ahmed.33
ODAY :
Ebbe ha unaxariisto abti
2026-11-01 22:19:04
1
bilyaan219
Hanna suldan❤️ :
inader marka koobaad Eebe weyne ha uraxmado maryan Marka labaadna Alle ubadkaaga hakaaga dhigo kuwii aad ku anfaca aduun iyo Aakhiraba
2026-11-01 11:30:45
6
marcos__280
Marcos🖤🍂 :
Allah unaxariso qabrika Allah uwaasiciyo adigan Allah kula koriyo carurta wll..😭🤲
2026-11-01 20:54:12
2
suraley_m
swety :
xasusta qof ka hor maray waxan ku qiyaso maqan xanun kaliye ma ahan eray kasto horay lagu dhahay dib bu kagaso maxda dibna wax bdn bad ka fahanta erayada qarna xiligas ayadba fahanta ujedkoda hoyo rabii haku naxaristo markan ku xasusto ilmadeyda ma xakameyo kala garashadana wey iga lunta 😭😭
2026-11-01 20:17:59
1
ugaasada573
17/10/2026😭⚰️ :
Alla yarxamak😭🤲
2026-11-01 14:37:28
2
hotmam03
Milkisess :
🥺🥺🥺
2026-11-01 15:39:30
1
carsaanyo64
Quen fani mj🔥 :
Sorry 😢
2026-11-01 16:59:39
1
ducoyyy
Ebyan❤️🍇 :
Wllo wan dhamayste qoraal kaga walhi ilin aan aqaano Meel ay ka timid indhahayga buuxdhaafise alle ha u naxriisto xaaskagii mid klo Wngsn alle swt ha kugu badalo 🥹🥲biladami nahay xanuunada geerida ka mid tahay way Na dhawacan lkn waynu u adkeysanaa
2026-11-01 09:45:04
13
suban1217
Nawaaleey.🇸🇴 :
Waa aduun & xaalkiise eebe naxariis jano haka waraabiyo Maryam abahay baan ku xasuustay qisadaan aad baan ujeclaa inuu arko anagoo meel garnay markan xooyagii bilaabay buu dhintay isagoon wax tarkayagii arag.
2026-11-01 11:05:53
2
kaahanuura50
. :
Oh sorry walal rabi unaxariisto gabadhas kartida io samirka ku ladhnayd sidaa sheegtay qlbigana allaha ku qaboojiyo nolosha marwlba waa qabyo kuwii janada daris ku noqda allha idinka yeelo😭
2026-11-01 15:03:04
3
ahmedrasta758
Waabari furniture and quality :
zxp allah Samir iyo iimaan ha kaasiiyo qalbi ❤ allah ha kaagreebo
2026-11-01 16:12:41
2
gabadhtogdheer1
Gabadh togdheer🧚‍♀️😍 :
Rabbi swt samir wayn haku siiyo wllo ilaahay xaaskaagina janadii haku casuumo
2026-11-01 23:45:20
1
jamac933
jamac bodhari :
Aniga waxa igu weyn Ayaa waxa ay tahay walalnimo
2026-11-01 21:37:39
1
lamatabtan2026
TheMoyale_OwnerG4🇳🇱🦁 :
🥹🥹🥹 Ilaahay ha unaxariisto bro sorry
2026-11-01 21:39:04
1
To see more videos from user @mawliid.barud, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About