anaaba isla hadli jiray intan ciyaal la gaadhin kk
2026-11-01 10:49:29
3
ilwaad :
masha allah dr waad iga soo gadhey mid yar oo iijooga sotan moodey inuu soo walanayo
2026-11-01 11:50:11
2
siman xaaji :
wa caadi anigan weyn Baba isla,hadlo๐
2026-11-01 13:33:43
1
.....@# :
mid 13 jir ah baa isla hadlo isla qoslo kaligiis haduu noqdaba wuu sheekeenaa markaa weediiso wuxu kuleeyahay iskuulka waxyaabaha ka dhacay iyo shactarada aan so xasuusta wan ka sheekeestaa ku leeyahay wal wal badan ban dareemay ani ila sheekeeso waxyaabaha iskuulka aniga iisheeg ayan ku dhahaa dr xldaas nirmal miyaa xitaa inu kali meel ku noqdo wan ka ilaaliyaa
2026-11-01 12:33:20
1
ุฌุงุณู ูู๐ฆขโค๏ธ :
ani wadada marka marayo Ama kaligey waba isla shekesta he๐๐
2026-11-02 10:40:08
0
AYMAN 32 :
aniga ba Isla hadlo ila caranteydi ๐ญ๐
2026-11-02 10:07:44
0
To see more videos from user @dr_ibrahim_khaliil, please go to the Tikwm
homepage.